Aside

Wariye Abukar Osman (Abukar Baydhabo)

Khamiis 8 September 2016

Baydhabo

email:baidaopress@hotmail.com

taliyaha ciidanka booliska Koonfur galbeed  General Ibraahim Macalin Kutub ayaa lagu  soo eedeeyay inuu saraakiil cusub oo ka tirsan kuwii dhawaan tababarka leyli sarkaalnimo ku soo dhameystay dalka jabuti uu u diiday xidigta isla markaasna si qabyaaladi ku dheehan tahay ukala saar saaray

14040118_130073270775031_7283797028397698667_n.jpg

shabkada Baraawe Online oo xiriir la sameeysay masuuliyiin ka tirsan maamulka koonfur Galbeed ayaa loo xaqiijiyey in taliyaha ciidanka booliska Koonfur galbeed  General Ibraahim Macalin Kutub uu si qeyru masuulinimo ah ula dhaqmay saraakiishii dhawaantaan tababarka kusoo dhameystay dalka Jabuuti isagoo weliba lagu cambaareeyay inuu saraakiisha ukala saar saaray qaab qabiileysi ah (DIGIL iyo MIRIFLE)

Baaritaan eey shabakadu ku sameysay arintaan iyo xiriir eey la sameysay 37 dii leyli sarkaal ee dhawaantaan kasoo qalin jebiyey tababarka casriga ahaa oo eey mudo sedex bilood ah kusoo qaateen dalka jabuuti ayaa lagu xaqiijiyey in Taliyuhu shalay oo Taariikhdu ku beegney 7da bisha September 2016da uu 13 saraakiil ooy isku heyb yihiin isgga uu kasoo dhex xushay 37dii leyli sarkaal ee baydhabo kuwada sugnaa isla markaasna kuwii kasoo jeeday gobolka shabeelaha hoose uu si cad ugu sheegay in uusan waxba uheynin xiradana  isaga kala tagaan halka 13ka uu qabiil ahaanta kusooo xushay muqdisho loo qaaday shalay laguna wado in tababar kale jabuti  loogu diro  maalmaha soo socda

arintaan ayaa soo shaac baxday saacadu ka hor  xiriirka eey shabakadu la sameysay masuuliyiin iyo saraakiil katirsan ciidanka rasmiga ah ee booliska KG ee haatan kashaqeeya magaalada baydhabo

warku wuxuu intaas kudarayaa in 24tii kasoo hartay saraakiisha 37 aheyd eey waji gabax ku noqotay sida loola dhaqmay iyo sida qabyaalada ku saleysan ee loogu jees jeesay

masuul magaciisa aan sababo amaan darteed u qarinay ayaa noo sheegay in saraakiisha kasoo jeeda gobolka shabeelaha hoose la duudsiiyey xaquuqdii eey kasugayeen maamulka KG arintaan ayaa ah mid uuu ka warhayo madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed mudane shariif xasan oo kol horeeto usheegay saraakiishaan in lasiin doono xidigtooda lana howl gelin doono kadib kulan dhexmaray isaga iyo saraakiishaas

si kastaba ha ahaatee odayaasha dhaqanka eee kasoo jeeda beelaha DIGIL ayaa iyagu laf ahaantooda faraha ka taagtay arintaan kadib markeey arkeen in qabyaalad iyo sad bursi lagula dhaqmay beelihii eey matalayeen waxeeyna isaga gaabsadeen ineey ka hadlaan arinta saraakiishaan iyo arimo kale oo fara badan oo eey kamid yihiin tiro ciidan 200 boolis ah oo laga soo aruuriyey gobolka shabeelaha hoose tababarna dhameystay oo muda sanad  ah aan la siinin hubkoodii iyo qalabkii eey ku howl geli lahaayeen halka kuwa kasoo jeedo gobolada baay iyo bakool oo iyaga ka dambeeeyay loo dhameystirey qalabkoodii iyo saanadoodi iyo mushaaraadkoodii

ugu dambeyntii waxaa la saadaalinayaa in wax garadka iyo siyaasiyiinta jaaliyadaha beelaha DIGIL eey go aan adag ka qaataan maamulka shariif xasan uu hormuudka ka yahay

warkaan waxaan kasoo xiganay masuuliyiin ka tirsan maamulka KG iyo qaar ka mida saraakiisha booliska KG ee ah kuwa hada sida rasmiga ah magaalada baydhabo uga howl gala

Shabakada Wararka Baraawe Online

Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Booliska Koonfur Galbeed General Ibraahim Macalin Kutub oo lagu soo eedeeyay Arimo foolxun

By Wararka Maanta Soomaaliya Posted in Home
Aside

Somali President Hassan Sheikh Mohamoud said his government is seeking a political solution in addition to military action to end an al-Qaeda-linked insurgency that has gripped his nation for nearly a decade.

Madaxweynaha_Somalia_Xasan_Sheekh_Mooshin_660-150x150

“One thing is for sure, we do not intend to end the phenomenon of al-Shabaab with the barrel of the gun only, there is always reconciliation,” Mohamoud told a conference in the United Arab Emirates on Tuesday. “We already have results. A very good number of mid-level commanders have reconciled with the government and come back into the mainstream.”

While the Islamist militants have now been pushed back into parts of southern Somalia, they still manage to launch deadly attacks on government and civilian targets even in the capital, Mogadishu. In September, the group said it overran an African Union peacekeeping base in the southern town of Janaale and killed 80 troops.

The mission, known as Amison, has supported Somalia’s Western-backed government since 2007. It has more than 22,000 security personnel from 10 nations including neighboring Kenya, Ethiopia and Djibouti.

by

Somalia President Says He Seeks Political Solution to Conflict

By Wararka Maanta Soomaaliya Posted in Home
Aside

Axad, November 01, 2015 (BNO) — Wararkii ugu dambeeyay ee weerarkii Hoteel Saxafi ee Muqdisho ayaa sheegaya in khasaarihii ka dhashay ay tiradoodu gaarayso ugu yaraan 15-qof, iyadoo ay ku dhaawacmeen tiro intaas ka badan, waxaana ka hadlay weerarkaan wasiirka warfaafinta Soomaaliya.

Dadka ku dhintay weerarkaan waxaa ku jira mas’uuliyiin dowladda Soomaaliya ka tirsan, kuwaas oo uu ku jiro xildhibaan Maxamed Cabdi Abtidoon oo ka tirsan baarlamaanka FS, abaanduulihii hore ee ciidamada xoogga Soomaaliya, Jen. C/kariin Yuusuf Aadan [Dhego-badan], milkiilihii Hotel Saxafi, C/rashiid Shire Il-qabte, Mustaf Cabdi oo ahaa wariye la shaqeynayay telefishinka Al-jazeera.

“Al-shabaab waxay saakay salaaddii subax kaddib weerareen hotwel Saxafi, runtii waxaan idiin xaqiijin karaa inay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Somalia, xubno ganacsato iyo dad kale oo rayid ah ay ku dhinteen halkaas. Waxaa sidoo kale ay ciidamada ammaanku dileen xubnihii Al-shabaab ee weerarka soo qaaday,” ayuu yiri wasiirka warfaafinta Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir [Maareeye] oo warbaahinta la hadlay.

2015111635819638257367320Hotel_Saxafi_Somalia (2)2015111635819638414426411Hotel_Saxafi_Somalia (3)2015111635819638690319654Hotel_Saxafi_Somalia (4)2015111635819638888946552Hotel_Saxafi_Somalia (5)

Wasiirka oo la weydiiyay xubnaha dowladda ee weerarkaas ku dhintay, ayaan bixin wax jawaab ah, balse wuxuu sheegay in ciidamada amniga ay dhawaan ka hadlin doonaan tirada rasmiga ah ee dhimashada weerarka Hotel Saxafi.

Ilo wareedyo ka tirsan booliiska Somalia ayaa sheegay in weerarka lagu dilay 15-ruux oo isugu jira shacab iyo mas’uuliyiin dowladda ka tirsan, ayna ciidamada dowladda Somalia ku guuleysteen inay soo af-jaraan weerarka.

Sidoo kale, Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ayaa la dhigay dhaawacyo badan oo ka dhashay weerarkii Hoetelka Saxafi, waxaana dhaawacyada ka mid ahaa, taliye ka tirsanaa ciidamada dowladda oo lagu magacaabo, Jen. Gacma-duulle iyo wariye Reuters ka tirsan oo lagu magacaabo, Faysal Cumar.

Dhanka kale, inkastoo wakaaladaha caalamiga ah qaarkood ay baahiyeen in xubnihii ay ka soo gaareen dhaawacyada weerarkan uu ku jiray danjirihii Soomaaliya u fadhiyay Itoobiya, Axmed C/salaam Xaaji Aadan, ayaa haddana waxaa warkan beenisay xaaskiisa, waxayna u sheegtay BNO, in danjiruhu uu ku sugan yahay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya

2015111635819626877106473Xubnihii_lagu_dilay_Weerarkii_Hotel_Saxafi

Howl-wadeenada isbitaalka Madiina ayaa iyaguna sheegay in dhaawacyo fara badan lasoo gaarsiiyay saaka, ayna qaarkood yihiin kuwo culus, kuwaaso ay tiradooda ku sheegeen in ay ku dhow-dahay 30-ruux.

Weerarkaan oo ay mas’uuliyaddiisa sheegatay Al-shabaab ayaa waxaa burbur aad u culus uu kasoo gaaray dhismaha hoteelka Saxafi oo ku yaalla isgoyska lambar afar ee bartamaha magaalada Muqdisho.

Ciidamada dowladda Somalia ayaa waxay ku guuleysteen inay badbaadiyeen xubno uu ka mid ahaa; Sheekh Nuur Baaruud Gurxan, xildhibaanno ka tirsan dowaldda Soomaaliya iyo sidoo kale wasiirro hore oo hoteelka deggenaa.

Ugu dambeyn, weerarkaan ayaa imaanaya iyadoo dhawaan ay diyaaraddi kusoo dhacday gobolka Shabeellada Hoose la sheegay in shaqaalihii la socday ay si toos ah gacanta ku dhigtay Al-shabaab, inkastoo aysan weli kooxdu ka hadlin arrintan.

Si kastaba ha ahaatee, dowladda Somalia ayaa sheegtay in xoogaggii Al-shabaab ee Hotel Saxafi weeraray ay tiradooda ku sheegtay illaa lix qof, kuwaasoo qaarkood gudaha u galay hoteelka muddo saacado ahna ka dagaalamayay, laakiinse ay dowladdu sheegtay in la dilay dhammaantood.

Madkuus Aadan Baraawe News Online
Madkuus@baraaweonline.com
Muqdisho, Soomaaliya

FAAHFAAHIN: Weerarkii Hoteel Saxafi iyo DF Somalia oo ka Hadashay Weerarka (SAWIRRO)

By Wararka Maanta Soomaaliya Posted in Home
Aside

PRESS RELEASE
Baraawe News Online /001/2015
Baraawe News Online condemns attack on civilians at Sahafi Hotel in Mogadishu

10666034_1120447171299604_4456554852684734190_n

Mogadishu, 1 November 2015-The Managing Director of Baraawe News Online strongly condemns this morning’s heinous terrorist attack on civilians at the Sahafi Hotel in Mogadishu town. A vehicle borne improvised explosive device was used to breach the hotel’s security, in another senseless attack that has led to loss of life.

The Managing Director of Baraawe News Online extends heartfelt condolences to the families who lost dear ones in this attack.

Baraawe News Online commends the fast and professional response by the Somali Government security forces that enabled timely control of the situation.

Our Particular Condolences goes to the family of General Cabdikariin Yuusuf Dhaga badan, the Somali MP, the Journalists and other people who lost their lives, this is an acceptable situation that our valuable people are targeted every and after we strongly call to the Somali Government to stop the cowardly attacks of Alshabaab and dismantle their hideouts in the capital city of Mogadishu
Baraawe News Online Managing Director
Eng Omar Gaab Abdiow
Mogadishu Office

WATCH HERE THE MOGADISJO HOTEL SAHAFI ATTACK

THE MANAGING DIRECTOR OF BARAAWE NEWS ONLINE STRONGLY CONDEMNS THE DEADLY ATTACK BY ALSHABAB ON MOGADISHU HOTEL SAHAFI

By Wararka Maanta Soomaaliya Posted in Home
Aside

PRESS RELEASE
Baraawe News Online /001/2015
Baraawe News Online condemns attack on civilians at Sahafi Hotel in Mogadishu

10666034_1120447171299604_4456554852684734190_n

Mogadishu, 1 November 2015-The Managing Director of Baraawe News Online strongly condemns this morning’s heinous terrorist attack on civilians at the Sahafi Hotel in Mogadishu town. A vehicle borne improvised explosive device was used to breach the hotel’s security, in another senseless attack that has led to loss of life.

The Managing Director of Baraawe News Online extends heartfelt condolences to the families who lost dear ones in this attack.

Baraawe News Online commends the fast and professional response by the Somali Government security forces that enabled timely control of the situation.

Our Particular Condolences goes to the family of General Cabdikariin Yuusuf Dhaga badan, the Somali MP, the Journalists and other people who lost their lives, this is an acceptable situation that our valuable people are targeted every and after we strongly call to the Somali Government to stop the cowardly attacks of Alshabaab and dismantle their hideouts in the capital city of Mogadishu
Baraawe News Online Managing Director
Eng Omar Gaab Abdiow
Mogadishu Office

WATCH HERE THE MOGADISJO HOTEL SAHAFI ATTACK

THE MANAGING DIRECTOR OF BARAAWE NEWS ONLINE STRONGLY CONDEMNS THE DEADLY ATTACK BY ALSHABAB ON MOGADISHU HOTEL SAHAFI

By Wararka Maanta Soomaaliya Posted in Home
Aside

Waxaa khamiistii magaalada Muqdisho lagu soo bandhigay natiijada shir ay halkaasi ku yeesheen Mas’uuliyiinta Wasaaradaha Macdanta iyo Batroolka ee Maamulada xubnaha ka ah Federaalka iyo Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Heshiiska_DFS_Maamullada_Khayraadka-22102015-01

Heshiiskan oo ka kooban 6 qodob ayaa lagu sheegay in maamulada xubnaha ka ah DFS iyo Dowlada Federaalka si wadajir ah u dhisayaan guddi ka shaqeyn doona soo dhisida

Nidaamka Maareynta iyo Qeybsiga Dhakhliga kasoo xarooda Shidaalka iyo Macdanta, qodobada ayaa u qornaa sidatan:

1- In la sameeyo aragti Siyaasadeed oo mideysan oo ku aadan arrimaha Shidaalka iyo Macdanta.

2- In la magacaabo 7 casho gudaheeda Guddi Farsamo oo ka kooban Dowladda Federaalka ah iyo Dowladaha xubnaha ka ah Federaalka.

3- Guddiga wuxuu wadatashi guud ka yeelanayaa maareynta iyo qeybsiga dakhliga ka soo xarooda shidaalka iyo macdanta.

4- Guddiga wuxuu soo diyaarinaya heshiis sheegaya Maamulka iyo maareynta shidaalka iyo macdanta

5- Guddigu waxa uu ka koobnaanayaa 11 xubnood (saddex xubin oo ka socota Federaalka iyo min labo xubin oo ka kala socda, Puntland, Jubbaland, K/Galbeed iyo Galmudug.)

6- Guddiga wuxuu hawlgelayaa 1 November 2015, waxaana howshaa lagu qabanayaa muddo bil ah. Kulamada Guddiga waxaa fududaynaya Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Maxaa heshiiskan xiligan Keenya?

Heshiiskan ayaa salka ku haya Xayiraadii uu Golaha Amaanka Qaramada Midoobay kusoo rogay heshiisyada Shidaalka iyo Macdanta ee Soomaaliya oo horey guddiga kormeerka Soomaaliya uga digay inay keeni karaan khilaaf iyo dagaal salka ku haya khayraadka ku jira Soomaaliya.

Xayiraada heshiisyadan ayaa waxaa si wadajir ah uga soo horjeestay Dowlada Federaalka iyo qaar kamid ah maamulada Soomaaliya sida Puntland.

Inkastoo maamulada ka jira Soomaaliya iyagu heshiis ku ahayn habka soo saarka khayraadka iyo qeybsiga dakhliga kasoo xarooda ayaa waxa kaliya oo ay markii hore ka mideysnayeen ahaa in mid waliba iskeed heshiis la gasho shirkad shisheeye, heshiiskan horudhaca ah ayaa ah isku daygii ugu horeeyey oo ay maamuladan doonayaan inay ku dajistaan shuruuc iyo nidaam ay ku qeybsadaan dakhliga kasoo xaroon kara khayraadka la helo.

Heshiiskan ayaa ahmiyadiisu tahay in meesha looga saaro walaac iyo cabsida Qaramada Midoobay ka qabto in mustaqbalka soo saarida khayraadka Soomaaliya isu bedalo loolan u dhaxeeya maamulada kala duwan ee dalka ka jira.

Shirkadaha shisheeye ee heshiisyada kala duwan la galay qaar kamid ah maamulada Soomaaliya ka jirya iyo dowlada Federaalka sida shirkada SOMA Oil & Gas ayaa laftooda la sheegay inay ku cadaadiyeen maamulada Soomaalida inay mideeyaan aragtidooda ku aadan soo saarista Khayraadka Soomaaliya si looga gudbo caqabadaha hada jira iyo is-hortaaga ka yimid dhanka Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay.

Dalka Soomaaliya oo kaalinta 1aad sanadihii lasoo dhaafay ka galayey musuq maasuqa ayaan la ogeyn in hadiiba lagu guuleysto soo saarista khayiraadka dalka inuu noqon doono mid sidii loo baahnaa loo maareeyo, walow lasoo dhaweyn karo tilaabadan ugu horeysay oo ay maamulada Soomaalida doonayaan inay ku mideeyaan siyaasadooda ku aadan macdanta iyo shidaalka dalka.

OMAR MUUMIYAAMI

BARAAWE ONLINE

SIYAASADA DALKA SOOMAALIYA OO DHANKALE LOO WEECIYAY SI QEEYRAADKA DALKA LOOGU DAGAALAMO

By Wararka Maanta Soomaaliya Posted in Home
Aside

Baydhabo, 12, Sept, 2013-10-12.. sulddanka guud ee beelaha tuni shangamaas iyo labo tol suldaan xeydar suldaan suufi suldaan munyeoo maanta shir Jara’id ku qabtay magaalada Baydhabo ayaa ka hadlay maalinta calanka Soomaaliya iyo muhiimada ay u leedahay midnimada umadda Soomaaliyeed.
Suldaan Xeydar ayaa ummada Soomaaliyeed dibad iyo gudaba uga hambalyeeyay munaasabada maalinta calanka Soomaaliyeed. Ayada oo ay ka soo wareegtay 59 sano maalintii la saaray calanka dalkeena, oo ahayd 12kii Oktoobar 1954-tii. Waxaana uu xusay in calanku u yahay astaan halgankii dheeraa ee ummadda Soomaaliyeed u gashay madax-banaanidooda. Wuxuu sidoo kale xusay inuu had iyo jeer u taagan yahay calanku qaranimada iyo qiimaha umaadda.
“Maalinta qaaliga ah waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu baaqayaa midnimo, walaalnimo iyo in la eego waxa naga dhexeeya ee aan la eegin waxa na qaybiya oo kaliya.

suldaan-xaydar

Sidoo kale waxaan ugu baaqayaa ummadda Soomaaliyeed inaan kor u eegno calankeena qurxoon oo aan u wada guntano sidaan ku difaaci lahayn qaranimadeena iyo sharafteena, waana astaanta kaliya oo aan leenahay waa Calnkaan Buluuga ah.” Ayuu yiri Suldaan Xeydar oo dhanka kale xusay in Himiladii dheereyd ee laga lahaa calankeenu ay ahayd in la qeexo lana adkeeyo qaranimmada iyo midnimadda Soomaaliya.Waxay ahayd in jiilba jiilka ka dambeeya u dhaxlo astaanta qaranka illaa la gaarsiiyo meesha ugu saraysa ee ummadi hiigsan karto.

Sidoo kale Suldaan Xeydar ayaa tilmaamay in hakad dheer ku yimid habsami u socodkii hanaanka dawliga ah iyo horumarkii dalka. Waxaana uu sheegay in Soomaalida qarnigaan joogta ka gaabiyeen xilkii ka saarnaa qaranka iyo calankiisaba. Asagoo sheegay in 22 kii sano ee la soo dhaafay uu hoos udhacay hiigsigii iyo halkii la rabay inaan gaarsiino dalka.

11745752_933833063345063_2862070286830784443_n

12108200_1508385622816363_9171230193268212687_n

ohio21.JPG-for-web-large

12112436_1637782006485588_96675513039703063_n

calanka7

SULDDANKA GUUD EE BEELAHA TUNI SHANGAMAAS TUNI TOORE IYO LABO TOL SULDAAN XEYDAR SULDAAN SUUFI SULDAAN MUNYE OO HAMBALYO KU AADAN MAALINTA CALANKA UDIRAY SHACABKA SOMALIYEED

By Wararka Maanta Soomaaliya Posted in Home
Aside

WARARKA DEEGAANKA XARAMKA
Wax garad ka tirsan Beesha TUNNI oo ku sugan magaalada Jilib ayaa waxeey shabakada Baraawe News soo gaarsiiyeen war qoraal ah in dhibaatooyin eey beesha sheekhaal ku heyso deeganada xaramka
Mid ka mida wax garadkaas ayaa sheegay in beesha sheekhaal oo soo gashatay shaatiga Alshabaab eey isku dayeen ineey dhul boob ka sameeyaan deegaan ka tirsan xaramka dhankiisa xeebta, waxeey keen sadeen cagaf cagafyaal iyo katarabiilooyin si eey ceelal iyo waro uga qotaan deegaankaas
Beesha sheekhaal ayaa mar walba isku dayda ineey kusoo xadgudubto deegaanka beesha TUNNI ee magaalada xaramka oo jilib ujirta in yar Waxaa dhacday in beesha sheekhaal looga digay laguna war geliyay ineysan waro ka qodin deegaanka

Xaramka-1.8

Beesha sheekhaal ayaa isku dayeysa ineey si qasab ah kusoo degaan deegaanada xaramka ee dhanka xeebta ah ilaa iyo 300 oo qoys oo sheekhaal ah oo laga soo buriyey Gobolka Hiiraan ayaa waxeey wadaan olole ah ineey si xoog ah kusoo degaan deeganada beesha TUNNI ee xaramka

Waxaa dhacday in tacshiirad xabado ah oo digniin ah, lagu kala eryay makiinadihii warta lagu qodaayay waxaana jirta cabsi weyn oo laga dareemayo deegaanadaas in dagaal qabiil uu ka dilaaco

Wax garadka beesha TUNNI ee ku sugan Soomaaliya waxeey digniin udirayaan in beesha sheekhaal eey ka waantoowdo dhibaatada colaadeed eey u maleegeyso deegaanka
DEEGAANKA XARAMKA SOOMAALIYA

BEESHA SHEEKHAAL OO ISKU DAYDAY INEEY DHULBOOB KA SAMEEYAAN DEEGAANKA XARAMKA OO AH DEEGANADA BEESHA TUNNI SHANGAMAAS

By Wararka Maanta Soomaaliya Posted in Home
Aside

OVERVIEW BAIDOA OR BAYDHABO

Baidoa or Baydhabo, as is locally known is the capital of the Bay region, a strategic town in south-central Somalia situated approximately 250 kilometres west of Mogadishu and 240 km southeast of the Ethiopian border. It is traditionally inhabited by the Digil and Mirifle clans also called Rahanweyn.

The town is divided into four quarters, namely Isha, Berdaale, Horseed and, Hawl Wadaag. Each quarter is further divided into six sections each consisting of two subsections and the smallest subsection represents 50-350 households

lllllllllllll

The city is traditionally one of the most important economic centres in southern Somalia, conducting significant trade in local and imported cereals, livestock and non-food items. The combined effects of drought and on-going crisis in Baidoa have had a harmful impact on economic stability and livelihoods, leading to a chronic humanitarian situation and major displacements of population.

Baidoa has traditionally been a major economic center of southern Somalia. In 2006 it became Somalia’s provisional capital before Al-Shabaab took control of the city for three years from 2009 to February 2012 when the group was driven out from Baidoa by TFG forces heavily backed by the Ethiopian army.

For further information about Baidoa visit https://en.wikipedia.org/wiki/Baidoa

WARARKA MAANTA-SABTI 26 SEPT 2015

By Wararka Maanta Soomaaliya Posted in Home
Aside

Gabar Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Sacdiyo Sheekh Yuusuf Wardheere oo 41 sano jir ah ayaa lagu soo eedeeyey inay si qaldan ay u faafinaysay diinta Islaamka

sacdiyo

waxaa la sheegay inay maxkamad ku taala magaalada Hargeysa ay ku xukuntey xarig gaaraayo hal sano iyo ganaax lacageed oo gaaraayo ilaa iyo hal milyan oo shilinka Soomaaliland ah iyadoo sidoo kalena ay maxkamdu ay bixisay amar ah in laga musaafuriyo maamulka Soomaaliland oo ay ku sheegeen inay qatar ku tahay haweeneydaas bulshada

hoos ka daawo

gabar siqaldan diinta u bareysay dadka

BARAAWE NEWS ONLINE

HARGEYSA

WARARKA MAANTA-TALAADO 15 9 2015

By Wararka Maanta Soomaaliya Posted in Home