SULDAAN XEYDAR SULDAAN SUUFI SULDAAN MUNYE DHEERE WISHES MUSLIMS IN SOMALIA A HAPPY RAMADAAN

Suldaan Xeydar marked the beginning of the Muslim holy month of Ramadan on Thursday, offering his warmest greetings to those celebrating in Somalia and around the world:
“As the new crescent moon brings in the holy month of Ramadan, I send my warmest greetings to the Somali people and particularly to the Baraawe people in Somalia and the Diaspora and all those observing the month of fasting in Somalia and around the world.

“Ramadan is a time in which families and communities come together for iftars and prayers in festive gatherings that demonstrate the rich and diverse traditions of Muslim societies and cultures.

11428081_912763892118647_5525342170858431925_n

“It is also a deeply spiritual time of reflection and renewal meant to increase thankfulness and consciousness of Allah’s mercy. Muslims honour each day of Ramadan as a day of patient endurance through fasting, and each night as a night of gratitude through prayers. It is a time to reinforce faith, compassion and forgiveness, and perseverance through adversity. In this month of giving, Muslims around the globe reach out to assist those afflicted by conflict, hunger, poverty and disease.

Ramadan is the month of Prayer. Try to pray all obligatory prayers in a group, increase your extra prayers; and especially Taraweeh. Salah is a great subject, so one should increase as much as possible.
Ramadan is the month of supplication (dua’). So, trust in Allah and turn to Him. Increase your dua’; having certainty in Allah’s answer. Let us make dua’ for ourselves, that Allah grants us guidance and increase in righteousness. Let us make dua’a for our families and our people that Allah keeps them well and blesses them. Let us make dua’ for the Muslim (men and women) that Allah lifts the difficulties that they experience, and grant them prosperity.
Ramadaan kareem
Suldaan Xeydar Suldaan Suufi Suldaan Munye Dheere

BAAQ KU SOCDA BULSHADA RAYIDKA AH EE BEESHA TUNI SHANGAMAAS IYO TODOBA TAL EE GUDAHA IYO DIBADABA

Waxaa maanta xaflada taageerada midnima reer Baraawe lagu qabtay magaalada Muqdishu ee hoteelka SHAAMOOW
xafladaan Waxaa kasoo qeyb galay wasiiro, xildhibaano, maamulka degmada Baraawe, Odayaal. Nabadoono. Siyaasiyiin. Ururada haweenka. iDhalinyarada. iyo masuuliy sare oo ka socda DKG

  1. Suldaanka guud, Suldaan Xeydar Suldaan Suufi Suldaan Munye dheere
  2. Xildibaan Ibraahim Cali Cumar Sheegoow
  3. Xildhibaan Maxamed Nuuraani bakar
  4. Xildhibaan Burci Xamza
  5. Xildhibaan Muumino Sheeikh Cumar
  6. Xildhibaan Shariif Maxamed Seydii
  7. Nabadoon Maxamed Xabiib Nuur
    wada hadal iyo wada tashi kadib ayaa waxaa si wada jir ah la isugu waafaqay baaqna laga soo saaray qodobada hoose
    1.In loo hogaansamo Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo dastuurka Dowlad Goboleedka koonfur galbeed
  8. In la adkeeyo midnimada beesha TUNI iyo TODOBATOL
  9. In wax laga qabto dhaqaalaha, caafimaadka iyo waxbarashada
  10. In lala shaqeeyo loona hogaansamo xildhibaanada iyo suldaanka guud ee beesha TUNI shangamaas iyo TODOBATOL Suldaan Xeydar Suldaan Suufi Suldaan munye dheere
  11. In lataageero mooshinka laga keenay barlamaanka maamul goboleedka jubaland oo la ansixiyey

Waxaa fadhigaan ka hadlay masuuliyiin kala duwan. Odayaal waxeeyna ka mahad celiyeen wax qabadka suldaanka guud suldaan xeydar iyo xildhibaanada eey kawadaan deegaanka baraawe

Warka Universal TV 10 06 2015

BAAQ KU SOCDA BULSHADA RAYIDKA AH EE BEESHA TUNI SHANGAMAAS IYO TODOBA TAL EE GUDAHA IYO DIBADABA

Waxaa maanta xaflada taageerada midnima reer Baraawe lagu qabtay magaalada Muqdishu ee hoteelka SHAAMOOW

xafladaan Waxaa kasoo qeyb galay wasiiro, xildhibaano, maamulka degmada Baraawe, Odayaal. Nabadoono. Siyaasiyiin. Ururada haweenka. iDhalinyarada. iyo masuuliy sare oo ka socda DKG

  1. Suldaanka guud, Suldaan Xeydar Suldaan Suufi Suldaan Munye dheere
  2. Xildibaan Ibraahim Cali Cumar Sheegoow

  3. Xildhibaan Maxamed Nuuraani bakar

  4. Xildhibaan Burci Xamza

  5. Xildhibaan Muumino Sheeikh Cumar

  6. Xildhibaan Shariif Maxamed Seydii

  7. Nabadoon Maxamed Xabiib Nuur

wada hadal iyo wada tashi kadib ayaa waxaa si wada jir ah la isugu waafaqay  baaqna laga soo saaray qodobada hoose

1.In loo hogaansamo Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo dastuurka Dowlad Goboleedka koonfur galbeed

  1. In la adkeeyo midnimada beesha TUNI iyo TODOBATOL

  2. In wax laga qabto dhaqaalaha, caafimaadka iyo waxbarashada

  3. In lala shaqeeyo loona hogaansamo xildhibaanada iyo suldaanka guud ee beesha TUNI shangamaas iyo TODOBATOL Suldaan Xeydar Suldaan Suufi Suldaan munye dheere

  4. In lataageero mooshinka laga keenay barlamaanka maamul goboleedka jubaland oo la ansixiyey

Waxaa fadhigaan ka hadlay masuuliyiin kala duwan. Odayaal waxeeyna ka mahad celiyeen wax qabadka suldaanka guud suldaan xeydar iyo xildhibaanada eey kawadaan deegaanka baraawe

hoos ka daawo

Warka Universal TV 10 06 2015

11428081_912763892118647_5525342170858431925_n

XAFLADA TAAGEERADA SULDAAN XEYDAR IYO MIDNIMADA REER BARAAWE OO LAGU QABTAY MUQDISHU

Waxaa maanta xaflada taageerada suldaanka guud suldaan xeydar suldaan suufi suldaan aw-maye iyo xildhibaanada ee midnima reer Baraawe lagu qabtay magaalada Muqdishu hoteel ku yaala

Waxaa kasoo qeyb galay xafladaan dhamaan masuuliyiinta ahna xildhibaanada reer baraawe. Odayaal. Nabadoono. Siyaasiyiin. Ururada haweenka. Dhalinyarada.

11406794_912763702118666_5569943842379643294_n 1422616_912763928785310_7258818928985295242_n 11223547_912763752118661_12592833397360756_n 11390336_912763335452036_1035586727029782019_n 11401110_912763838785319_3445826575378192830_n 11406915_912763295452040_7375508919395463272_n 11428081_912763892118647_5525342170858431925_n 11401182_912764082118628_4255366569158082317_n

Waxaa la isku waa faqay midnimada iyo in laga wada shaqeeyo horumarka deegaanka lagana hortago cidwalboo isku dayda kala qeybinta shacabka iyo dhibaateynta midnimada umada

Waxaa fadhigaan ka hadlay masuuliyiin kala duwan. Odayaal waxeeyna ka mahad celiyeen wax qabadka suldaanka guud suldaan xeydar iyo xildhibaanada eey kawadaan deegaanka baraawe

AXMED MADOOBE OO MALEESHIYADIISA KU AMRAY INEEY XASUUQAAN SHACABKA KU DHAQAN DEGMADA HOOSINGOW

Hoosingow (KON) — Maleeshiyada Daacadda u ah Axmed Madoobe ayaa Weerar Khasaaro geestay ku qaaday Deegaanka Hoosingow, oo kamid ah Gobolka Jubbada Hoose.

rskmbiree4-620x330

Oday ku sugan Deegaanka ayaa sheegay in uguu yaraan 6 Ruux oo Shacab ah ay Maleeshiyada Axmed Madoobe ku dileen Duulaanka ay ku qaadeen Hoosingow, isagoo intaasi ku daray in Shacabka ay samaynayaan iska-caabin ay Naftooda ku difaacayaan.

In ka badan 10 Ruux ayaa ku dhawaacmay Dagaalka, waxaana Xaaladdu ay tahay wali mid kacsan oo Shacabka & Maleeshiyada Axmed Madoobe isku hor-fadhiyaan Banaanka Deegaanka.

“Meesha ay wax ka dhaceen waa Degmada Hoosingow, waxaana ka dhacay Dhibaato xoog leh markii Maleeshiyada Axmed Madoobe ay soo weerareen, Dagaalka waa mid lagusoo qaaday Shacabka Deegaanka oo la doonayo in la xasuuqo,” ayuu yiri Odayga oo magaciisa ka gaabsaday.

Wuxuu sheegay in Shacabka Degmada Hoosingow aysan rabin Maamulka Axmed Madoobe, ee ku salaysan Isir-nacaybka & Xasuuqa Shacabka Jubbooyinka.

Odayga ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya & Beesha Caalamka inay soo farageliyaan Xad-gudubka Axmed Madoobe ku hayo Shacabka Hoosingow.

Resource: Keydmedia Online – Xafiiska Muqdisho