It’s the time of Leadership Change in Somalia as Maxamed Aadan Fargeti Somali Presidential Candidate

14657458_1089883851107500_1360775346046728184_n.jpg

Personal life

Adan was born in Baidoa, Somalia. He hails from Boqolhore, Disow subclan of the Rahaweyn of the Digil and Mirifle Clans

Career

On 27 January 2015, Adan was appointed Minister of Finance of Somalia by new Prime Minister Omar Abdirashid Ali Sharmarke. He succeeded Hussein Abdi Halane in office

H.E. Ibrahim received an MBA from the University of Science Malaysia in 1996 prior to that, he graduated from the National Institute of Statistics and Applied Economics in 1988.

for more information contact the chief of campaign of the presidential candidacy

Baraawe Online-Baydhabo

 

By Wararka Maanta Soomaaliya Posted in Home

Maxaabiis Itoobiyan ah oo dab laqabad Siiyay iyo Kumanaan Qaxooti Tigreey ah oo Sudan Galay.

hqdefault

Dalka Itoobiya oo Xiisadiisu ay Cirka isku Sii Shareereeyso Maalin maalinta ka dambeeysa ayaa wararka ka imaanaya waxa ay sheegayaan in Dab la qabadsiiyay in ku dhow 500 oo Ruux oo Maxaabiis ahaa.

Dadkaan Dabka la qabadsiiyay ayaa waxa ay ahaayeen Dad oromo ah oo ku jiray Xabsiyada dalkaasi Itoobiya.

Dhinaca kale Waxaa baxsad kaga baxaya Dalka Itoobiya dadka Tigreega ah kuwaasi oo Miciin bidaya Dalka Suudaan.

Warbixinada laga helayo Dalka Itoobiya ayaa sheegaya in Xaalada laga cabsi qabo in ay sidaan ka sii darto oo ay isku dhacdayada sii xoogeeystaan.

linkiga hoose ka daawo

Maxaabiis Itoobiyan ah oo dab laqabad Siiyay iyo Kumanaan Qaxooti Tigre ah oo Sudan Galay

By Wararka Maanta Soomaaliya Posted in Home

Beesha TUNI shangamaas Oo Baaq U Dirtey Gudiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed iyo kan heer heer Federaal

13087644_1019916631431311_9051940911615009987_n

Beesha TUNI Shangamaas Ayaa Maanta kulan ku yeelatay Magaalada Baydhabo iyagoo Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Gudiga doorashada ugu baaqay inay si cadaalad ah uga shaqeeyaan Arimaha doorashooyinka ka Socoda Magaalada Baydhabo.

Kulankaan ayaa waxaa kasoo qeyb galay suldaanka guud ee beesha TUNI suldaan Xeydar suldaan suufi suldaan munye, Nabadoonada, waxgaradka, siyaasiyiinta dhalinyaradaiyada iyo  haweenka Beesha TUNI  waxeeyna kaga hadleen arimaha doorashooyinka iyo kaalinta ay ku leeyihiin erggoooyinkooda dooranlahaa Xidhibaanada Beeshu eey ku lahaan doonto baarlamaanka 2016 Ee Soo Socoda.

Shirkan oo ka dhacay Magaalada Baydhabo ayaa markii uu soo gebagaboobay  waxaa saxaafada lahadlay  afayeenka suldaanka guud ee beesha TUNI

Afayeenka ayaa wuxuu sheegay in beesha TUNI eey ka kooban tahay shan qabiil isla markaasna sedex qabiil oo kamida beesha eey kuraas ka heshay barlamaanka halka labada kalena la doonayo in iyagana xaqooda loo raadiyo

Afateenka ayaa wuxuu intaas kudaray in beesha TUNI laga doonayo ineey si wada jir ah uwada shaqeeyaan midnimadoodana ilaashadaan cid kastoo kusoo xad gudabtana arimaha beesha si wada jir ah looga wada hortago

Sido kale  ayaa  waxaa kulanka ka hadley Qaar ka mid ah nabadoonada beesha iyo waxgaradkii kulanka ka qayb qaadanaayey ayaa iyaguna baaq ujeediyey Gudiga Doorashooyinka Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo kan heer federaal ineey mar walba dhowraan masuuliyada loo idmaday kuna shaqeeyaan cadaalad  iyo xilkasnimo

 Baraawe Online-Baydhabo

 

By Wararka Maanta Soomaaliya Posted in Home