Aside

OVERVIEW BAIDOA OR BAYDHABO

Baidoa or Baydhabo, as is locally known is the capital of the Bay region, a strategic town in south-central Somalia situated approximately 250 kilometres west of Mogadishu and 240 km southeast of the Ethiopian border. It is traditionally inhabited by the Digil and Mirifle clans also called Rahanweyn.

The town is divided into four quarters, namely Isha, Berdaale, Horseed and, Hawl Wadaag. Each quarter is further divided into six sections each consisting of two subsections and the smallest subsection represents 50-350 households

lllllllllllll

The city is traditionally one of the most important economic centres in southern Somalia, conducting significant trade in local and imported cereals, livestock and non-food items. The combined effects of drought and on-going crisis in Baidoa have had a harmful impact on economic stability and livelihoods, leading to a chronic humanitarian situation and major displacements of population.

Baidoa has traditionally been a major economic center of southern Somalia. In 2006 it became Somalia’s provisional capital before Al-Shabaab took control of the city for three years from 2009 to February 2012 when the group was driven out from Baidoa by TFG forces heavily backed by the Ethiopian army.

For further information about Baidoa visit https://en.wikipedia.org/wiki/Baidoa

WARARKA MAANTA-SABTI 26 SEPT 2015

By Wararka Maanta Soomaaliya Posted in Home
Aside

Gabar Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Sacdiyo Sheekh Yuusuf Wardheere oo 41 sano jir ah ayaa lagu soo eedeeyey inay si qaldan ay u faafinaysay diinta Islaamka

sacdiyo

waxaa la sheegay inay maxkamad ku taala magaalada Hargeysa ay ku xukuntey xarig gaaraayo hal sano iyo ganaax lacageed oo gaaraayo ilaa iyo hal milyan oo shilinka Soomaaliland ah iyadoo sidoo kalena ay maxkamdu ay bixisay amar ah in laga musaafuriyo maamulka Soomaaliland oo ay ku sheegeen inay qatar ku tahay haweeneydaas bulshada

hoos ka daawo

gabar siqaldan diinta u bareysay dadka

BARAAWE NEWS ONLINE

HARGEYSA

WARARKA MAANTA-TALAADO 15 9 2015

By Wararka Maanta Soomaaliya Posted in Home
Aside

Safiir cali Sayid Faqi oo ah nin heerka wax barasho ka gaaray meel sare isla markaasna eey Dowlada Soomaaliya usoo magacaawday inuu noqdo safiirka midowga yurub u fadhiya Dowlada Soomaaliya ayaa waxaa laga soo sheegayaa arimo aad u fool xun

CALI SAYID FAQI

Shacabka Soomaaliyeed ee ku kala nool daafaha dalalka yurub ayaa waxeey cabasho weyn ka muujiyeen wax qabad la aanta safiirka midowga yurub u fadhiyo Dowlada Soomaaliya Dr Cali Sayid Faqi
Ilo ku dhaw dhaw xafiiska safiirka ayaa waxeey warbaahinada u shegeen in safiirku uu ku tagri falaayo awoodiisa masuuliyadeed isla markasna uu qarashaad ku bixiyay arimo musuq ah oo isaga mooday ineey dan ugu jirto
Aqoonyahano kala duwan oo qadka teleconference ku xiriiray ayaa waxeey soo saareen baaq eey u dirayaan safiirka iyo dowlada Soomaaliya
1. Waa in safiirka waxa laga soo sheegaayo uu si dhaqsi ah faraha ugala baxaa
2. Waa in wax qabad muuqda laga helaa safiirka midowga yurub Dr. Cali Sayid Faqi
3. Dowlada soomaaliyeed waxaan ka codaneynaa ineey la xisaabtanto dhamaan safiirada u fadhiya dalalka yurub

Aqoonyahanadaan oo diiday inaan shaacino magacyadooda ayaa waxeey shacabka Soomaaliyeed ka codsadeen ineey la shaqeeyaan masuuliyiintooda

Wabilaahi toowfiiq

MAXAMED KULMIYE
baraawelandpress@hotmail.com
BARAAWELAND NEWS ONLINE
NETHERLANDS

WARARKA MAANTA-AQOON YAHANO SOOMAALIYED OO DOWLADA FEDERAALKA SOOMAALIYEED U SOO JEEDIYAY IN XILKA LAGA QAADO SAFIIRKA SOOMAALIYA UFADHIYO MIDOWGA YURUB DR CALI SAYID FAQI

By Wararka Maanta Soomaaliya Posted in Home
Aside

WAXAA NAGA GO’AN INAAN ISKA QABANO QOFKII SHARCIGA DHIBAATO KU GEYSANAYA

Madaxweynaha_Somalia_Xasan_Sheekh_Mooshin_660-150x150

Munaasabad lagu Maamuusayay Sannad-guuradii Saddexaad ee kasoo Wareegtay markii xilka Madaxtinimada ee dalka loo doortay Xasan Sh. Maxamuud ayaa Xalay lagu Qabtay Muqdisho, iyadoo Madaxweynuhu uu halkaas ka jeediyay khudbad.

Xafladda oo ay kasoo Qayb-galeen Guddoomiyaha Baarlamanka, Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari, Ra’iisul Wasaare Sharma’arke, xubno ka tirsan labada gole iyo ururrada Bulshada, ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu ka jeediyay hadal uu kaga Waramayo marxaladda Dalka uu marayo iyo Guulaha la gaarey Saddexdii sanno ee lasoo dhaafay.

Madaxweyuhu wuxuu sheegay in Soomaaliya muddo haatan laga joogo rubac qarni ay ka burburtey dowlad xooggan, nidaamkii iyo kala dambeyntiina ay meesha ka baxeen, laakiin dadaal dheer kadib la qabtey hawl badan oo dowladnimo buuxda dalka loogu soo celinayo, isla markaana ay wax badan Qabsoomeen.

“Wax badan ayaa la qabtay, baahi badanna way jirtaa. Inagoo og in baahiyo badan oo kala duwan ay jiraan, ayaan haddana waxaan diiradda saarnaa baahiyada kuwa ugu muhiimsan inaan sida ugu Macquulsan wax uga qabano. Shacabkeenna wuxuu xaq u leeyahay inuu helo Adeeg la bixiyo kan ugu wanaagsan dhinac kasta. Haddii aan is kaashano, shacab iyo dowlad, waxaa hubaal ah inaan gaari doonno hadafka aan leennahay,” ayuu Xasan Shiikh yiri.

Xasan Sheekh ayaa sidoo kale dhiirri-galiyay in la sii wado hawlaha dib u heshiisiinta oo uu sheegay inay sal u yihiin in Soomaaliya ay iska ilowdo waayihii adkaa ee lasoo marey, lana furo bog cusub oo ku dhisan wada-noolaansho, is-aqbalaad iyo is-xurmeyn ah.

“Waa in qof walba lagula Xisaabtamaa waxa u geysto, saxna ma ahan in nin dambiile ah falka uu gaystay loo saariyo, qof kale iyadoo la cuskanayo sababo beeleed iyo waxyaabo kale oo aan munaasab ahayn. Qof walbana waa inuu sharciga tix-geliyaa. Haddii aan hab-dhaqanka, isla xisaabtanka joogtayno waxaa hubaal ah inaan halayno nabad, xasilooni iyo dib u heshiisiin waarta,” ayuu mar kale yiri Xasan Sheekh.

Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh, wuxuu xusey in Nidaamka baahinta xukunka lasii wadi doono laga tuulo illaa degmo, heer gobol iyo meel kasta oo baahidaasi ay ka jirto, isla markaana loo baahan yahay in nidaamka federaalka aan loo adeegsan in dadka lagu kala qaybiyo.

“Ujeeddada aan ka leenahay hirgelinta nidaamka federaalka, waxa weeyaan in shacabka ay baahidooda ka tashadaan, iyadoo la raacayo sharciga dalka u degsan. Ma aqbali doono in nidaamkan loo adeegsado in dadka lagu kala qaybiyo ama colaado hor leh loogu abuuro. cid kastoo lagu helo inay nidaamka federaalka u adeegsanayso kala qaybinta iyo inay ku waxyeelleyso shacabka, waxaa naga go’an inaan iska qabano, cid walba oo nidaamkan sidii loogu talo-galnay u adeegsatana waa inaan wada-taageernaa,’’ ayuu yiri Madaxweynuhu yiri.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in lixdii tiir ee dowladdiisa lagu soo doortay ay wax badan ka qabsoomeen, Ujeeddaduna ay tahay in dalka loo sameeyo Aasaas wanaagsan oo mustaqbalka horseedi kara helista dowlad adag oo sharciga iyo kala dambeynta sugta, isla markaana caddaalad u sameysa shacabka Soomaaliyeed oo dhan.

“Lixdii tiir ee aan Doorashada kusoo galnay saddex sanno ka hor, waxaa ugu muhiimsanaa nabadda oo ah furaha horumarka iyo dowladnimada saxda ah. Guulo badan ayaa la gaarey. Al-shabaab waxaa laga saarey dhulkii ay haysteen intiisa badan. Waxay haatan ku hareen goobo aad u kooban oo aan filayo in dhowaan lasoo af-jari doono. Waxaan hambalyo iyo bogaadin gaar ah u dirayaa Ciidamada Xooogga Dalka, ciidanka nabad-ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM iyo Shacabka oo iska kaashaday Dagaalka lagula jiro Al-shabaab. si dagaalka looga soo horjeedo Argagixisada looga Mira-dhaliyo, Waxaa laga Shaqeynayaa sidii uu dalka u yeelan lahaa sharciga la-dagaallanka Argagixisada.’’

Dhinaca dhaqaalaha ayuu Madaxweynaha Somalia ka hadlay isagoo xusay in Wasaarada Maaliyadda, Baanka Dhexe iyo Guddiga Maamulka Maaliyadda ay dejiyeen hab si hufan lagula socon karo xisaabaadka dowladda, taana ay meesha gebi ahaanka ka saari doonto in hantida dalka si sharci darro ah loo adeegsado.

Wuxuu kaloo ka hadlay Xiriirka Somalia ay la leedahay beesha caalamka, isagoo sheegay inuu aad u wanaagsan yahay, saddexdii sanno ee la soo dhaafeyna ay safaarado badan oo cusub dalka ka furmeen, shirar badan oo caalami ah ay ka dhaceen gudaha dalka, iyadoo aqbalaadaasina ay ku timid dadaalka wanaagsan ee shacabka iyo dowladda u galeen dib u soo nooleynta dowladnimada Somalia.

Ugu dambeyn, Xasan Sheekh ayaa hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, isagoo sheegay in munaasabaddan ay Soomaalida oo dhan wada leeyihiin, maadaama shaqada iyo hadafka la leeyahay ay yihiin dalka uu gaaro horumar dhan kasta ah sida Ammaanka, Siyaasadda, Dhaqaalaha iyo Adeegyada kale ee Bulshada.

WARARKA MAANTA SABTI 12.09.2015-XASAN SHEIKH MAXAMUUD

By Wararka Maanta Soomaaliya Posted in Home

WARARKA MAANTA JIMCO 11 SEPT 2015

Dowladda Maraykanka ayaa dadka Soomaaliyeed iyo Dowladda Soomaaliya ugu bishaareeyey in,Siyaasada dalkooda ee ku wajahan Soomaaliya ay waxban ka badali doonaan.Waxay Dowladda Maraykanku Sheegtay in Safaaradii dalkaas ay ka furanlahayd ay si kumeel gaadh ah ooga sii furan doonto Magaalada Naiorbi Gudaha Safaarada Maraykanka ee dalka Kenya.

usa-iyo-somalia1

HOOS KA DAAWO

MAREYKANKA IYO SOOMAALIYA

WARARKA MAANTA 7 SEPT 2015

Islamophobic crime in London ‘up by 70%’

201597635772194466254842Qof shidan

Hate crimes against Muslims in London have risen by 70% in the past year, according to Met Police statistics. Figures for the 12 months up to July showed 816 Islamophobic crimes, compared with 478 for the previous 12-month period.

Tell MAMA, an organisation that monitors Islamophobic attacks, claimed women were the primary targets.

The group told Inside Out London women wearing a face veil were victims of more “aggressive incidents”.

The Met define Islamophobic crime as any offence intended to affect those known or perceived to be Muslim. Reported incidents ranged from cyber-bullying and assaults to extreme violence.

One of the highest increases was in Merton, south west London, which saw a rise from eight incidents in the year to July 2014 up to 29 in the subsequent 12-month period – an increase of 263%.

The borough with the highest number of incidents in the year 2014-15 was Westminster, which had 54 Islamophobic crimes, according to Scotland Yard’s figures.
‘Targeted abuse’

Tell MAMA said about 60% of Islamophobia victims were women.

Fiyaz Mughal, director of the organisation, said: “We realised that at a street level Muslim women who were visible, and wore the Hijab or the headscarf, were suffering more targeted abuse.

“We also realised quite early on that women who wear Niqab, the face veil, suffered more aggressive incidents – there was something about the face veil that in a way brought out the worst in the perpetrator.”
The charity said female victims often avoided contacting the police because they feared it could make matters worse.

The Met does not have a breakdown of the gender of victims of Islamophobic crime but said they believed the overall increase in attacks were due to “improved methods of recording crime”.

Cdr Mak Chishty, the force’s lead for hate crime, said: “There are a number of reasons why Muslim women are targeted more than men.
‘No choice’

“Their physical attire obviously says they are Muslim, they are normally by themselves and with children and the cowardice shown by perpetrators is that it is easier to attack a women with children than it is a man.”

Muslim convert and mother-of-two Joni Clark moved her family from Penge in south east London, to Whitechapel in east London, after suffering several Islamophobic incidents.

“I receive abuse every single day,” she said.

“The attacks affect my children deeply and I fear for their safety so I feel I have no choice but to move.”