The Islamic mode of dressing has become a money-maker for Kenyan sex workers

Dumarka Kenyanka ah ee jidhkooda ka ganacsada ee Xaafada Eastleigh ee Soomaalidu ku badan tahay ayaa xidha Niqaab iyo Xijaab, iyadoo ragga Soomaaliyeed ee macaamiisha u ah ay door bidaan dumarka ‘sida asturan u labista.

saudi1

Dadka qaar waxay leeyihiin dumarkani waxay bahdilayaan sharaftii gabdhaha Soomaaliyeed, Iyadoona Qorshahoodu yahay inay dadka kusoo Jiitaan, Sidoo kalana Mid kamid ah oo Hadashay ayaa waxay sheegtay in Ragga Soomaalidu ay Haystaan Lacag.

Warbixinta oo ah mid Xasaasida Wayn Xanbaarsan ayaa Lagu Sheegay in raga Soomaalida ee Xaafada Islii dagan ay yihiin kuwa gabdha Xun Xun  siiya dhaqaalaha oogu badan,waxayna Warbixintu tilmaantay in sida badheedh  ah ay raga qaar.

Linkiga Hoose ka daawo Video ga

Naagaha kenyatiga Nairobi kunool oo Soomaali iska dhigaya si eey raga Soomaalida lacag uga helaan

Baraawe Online Nairobi

By Wararka Maanta Soomaaliya Posted in Home

The Islamic mode of dressing has become a money-maker for Kenyan sex workers

Dumarka Kenyanka ah ee jidhkooda ka ganacsada ee Xaafada Eastleigh ee Soomaalidu ku badan tahay ayaa xidha Niqaab iyo Xijaab, iyadoo ragga Soomaaliyeed ee macaamiisha u ah ay door bidaan dumarka ‘sida asturan u labista.

 

saudi1.jpg

Dadka qaar waxay leeyihiin dumarkani waxay bahdilayaan sharaftii gabdhaha Soomaaliyeed, Iyadoona Qorshahoodu yahay inay dadka kusoo Jiitaan, Sidoo kalana Mid kamid ah oo Hadashay ayaa waxay sheegtay in Ragga Soomaalidu ay Haystaan Lacag.

Warbixinta oo ah mid Xasaasida Wayn Xanbaarsan ayaa Lagu Sheegay in raga Soomaalida ee Xaafada Islii dagan ay yihiin kuwa gabdha Xun Xun  siiya dhaqaalaha oogu badan,waxayna Warbixintu tilmaantay in sida badheedh  ah ay raga qaar.

Linkiga Hoose ka daawo Video ga

Naagaha kenyatiga kunool Nairobi oo Soomaali iska dhigaya si eey raga Soomaalida lacag uga helaan

Baraawe Online Nairobi

 

 

By Wararka Maanta Soomaaliya Posted in Home

Dagaal Maanta Ka Dhacay Magaalada Baydhaba oo dhimasho iyo dhaawac sababay

 

by Wariye mad keeroow eedan

Wararka imaanaya magaalada Baydhaba ee xarunta Gobolka Baay ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal aad u xoogan oo leysu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan

dagaalkii-maant

Dagaalka ayaa sida la sheegay waxa uu u dhexeeyay Ciidamo kawada tirsan maamulka Shariif Xasan, waxa uuna dagaalkaasi yimid kadib markii lagu murmay sii deysmada Nabadoon Magaaladaasi lagu xiray.
Dagaalka ayaa dad goob joogayaal ah waxa ay sheegeen inay ku dhinteen in ka badan laba ruux, halka sidoo kale uu dhaawac kasoo gaaray ilaa Lix Askari, dadka dagaalka ku waxyeeloobay ayaa waxaa la geeyey Isbitaalka weyn ee Magaalada Baydhabo.
Waxa war ah lagama haayo saariikiisha qeybta 60’aad ee ku sugan Baydhab iyo Maamulka Koonfurgalbeed.
Baraawe Online
Baydhabo
By Wararka Maanta Soomaaliya Posted in Home

Beelaha TUNI Shangamaas oo isku haysta qaybsashada ergooyinka soo xulaya Xildhibaanada

 

Muqdisho, September 25, 2016: Khilaafaad badan ayaa ka taagan sida loo qeybsanayo ergooyinka Beelaha TUNI ee soo dooranaya Xildhibaanada Aqalka hoose, iyadoo beelaha qaar ay isku maandhaafsan yihiin soo xulitaanka  dadka ka mid noqon doono ergooyinkaas tirada beel walba ka soo gaartay 51-da ergo. oo isku noqoneya 153  ergooyin oo laga doonayo beelaha TUNI

 Waxaa la sheegayaa in is-maadhaafka ka jira soo gudbinta ergada beelaha, eey qeyb kayihiin siyaasiyiin iyo xubno ka tirsan dowladda waqtigeeda dhamaaday oo doonaya in shaqsiyaad si gaar ah eey u wataan in loogu daro, si ay iyaga u doortaan berrito.

IMG_9258

Beelaha TUNI shangamaas ayaa ka mid ah beelaha isku heysta ergada, waxaana maalmahan shirar la iska qarsaday beelaha qaar eey miis hoostiisa lagaleen arintii guud taasoo sababtay ama keentay in lagu kala tago isku imaatan guud oo ladoonayay in la sameeyo isla markaasna arintaan eey ka faa iideeysteen dad gaara oo iygu soo qortay liis ergooyin oo eey ku tilmaameen liiska ergooyinka beelaha TUNI

Waxaa kale oo meesha ku jira in Siyaasiyiin damac ku jira ay doonayaan in xubno iyaga taageersan loogu daro ergada, taas ayaana sabab u ah in waqtigii la filayay soo gudbinta liiska ergooyinka uu dib u dhac ku yimaado.

Guddiga doorashada ayaa la filayaa in maalmaha soo socda uu ka hadlo caqabadaha ka taagan ergooyinka aan wali la soo gudbin iyo dib u dhacyada ku imaan kara doorashada, waxaana eey Odayaasha ugu baaqeen  ineey soo gudbiyaan liiska rasmiga ah ee ergooyinka.

Olole ballaaran oo ay wadaan Musharaxiin u taagan kuraasta Xildhibaanada ayaa ka socda magaalooyinka koonfur galbeed ee baydhabo, baraawe, afgooye, iyo meelo kale waxaana arrintan kala qeybsanaan ku kala eegtay xubno horay saaxiib u ahaa, oo markan noqday kuwo isku damac ah oo Xildhibaano wada raba intooda badan.

Beel walba ayaa laga doonayaa in kursiga Xildhibaanimo eey leedahay isku soo sharaxaan shan xubnood, waxaana soo dooran doona 51 ergo, iyadoo maalmahan ay isa soo tarayeen Musharaxiinta Xildhibaanada ee u taagan sedexda kuraas Xildhibaanimo ee beelaha TUNI shangamaas

waxaa haatan sedexdaas kursi  ee beelaha TUNI shangamaas u sharaxan  sedxdii xildhibaan ee horay ugu midka ahaa barlamaanka hada dhacaya iyo xubno kaloo badan oo kasoo wada jeeda sedexda beelood ee kala ah dacfaraad, Daaqtire iyo Goyigaal iyadoo  weliba eey jiraan sida beelaha wariile,  hajuubo iyo TUNI toore oo iyagu laga tagay loona heynin xubin nimadooda xildhibaanimo oo eey uga mid noqon lahaayeen barlamaanka federaalka

arimahaan isku cakiran ayaa waxaa looga fadhiyaa inuu si hufnaan ah uga soo shaqeeyo suldaanka guud ee beelaha TUNI suldaan Xeydar isagoo weliba laga dalbaday inuu soo dhiciyo xaqa sedexda beelood ee kale ee aan iyagu wax kuraas ah iminka ku laheyn doorashada dhawaan dhaceysa

wixii warar ah ee kusoo kordha arimaha beelaha TUNI kala soco Baraawe Online

Xafiiska wararka Baraawe Online Baydhabo

 

By Wararka Maanta Soomaaliya Posted in Home

Ra’iisul Wasaaraha DFS ayaa Magacaabay Guddiga Xallinta khilaafaadka-aqriso magacyada

Muqdisho, September 25, 2016: Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa magacaabay guddiga xallinta khilaafaadka ee doorashada 2016.

Guddigan ayaa ka kooban 25-Xubnood , waxaana loogu tala galay in ay xaliyaan khilaafaadka ka dhasha doorashooyinka dhawaan la filayo in ay dalka ka dhacaan.

111-1112113

Xafiiska wararka ee Baraawe Online Muqdisho

By Wararka Maanta Soomaaliya Posted in Home

XULISTA ERGOOYINKA BEESHA TUNI DACFARAAD OO LOOGU DANEYNAYO SHAQSIYAAD GAAR AH

wariye Abukar-Muqdisho

wax garadka beesha Tuni dacfaraad ee kusugan magaalada muqdisho ayaa waxeey noo soo gudbiyeen in wada  tashi la aan lagu qoray ergooyinka beesha dacfaraad ee noqon doono kuwa dooran doono kursiga xildhibaanimo ee beesha dacfaraad

Waxaa jirta in suuq mugdi ah lagu qoray ilaa 50 qofood oo la sheegay in aan lagaraneyn cida eey yihiin kuwaasoo laga soo aruuriyay suuqa

Sidoo kale ayaa cida arimhaan maamuleysa lagu eedeynayaa cadaalo darada  uu isaga indho laabtay lagana doonayay inuu si xil kasnimo ah usaxo qaabka lagu soo qoray dadkaan taasoo ah arin aan marnaba la aqbali Karin

14469503_1197086660353034_1172013773660972522_n

Dad badan oo ka tirsan beesha dacfaraad ayaa waxeey si aad ah u dhaliileen qaabka loo wado in loo soo xulo ergooyinka  sedexda kuraas ee beesha TUNI

Wax garad iyo aqoon yahano ka soo jeedo beesha dacfaraad ayaa waxeey mar labaad iyo mar sedexaad dhaliileen arintaan waxeyna suldaanka guud usoo jeediyeen in arintaan wax laga qabto  eeyna noqoto arin laga wada tashaday oo la isku waafaqsan yahay

Beesha dacfaraad marnaba ma aqoon san doonto cid kastoo kursiga xildhibaanimo kusoo gasho si mugdi ah oo musuq maasuq ah dhamaan odayaashaa iyo dhalinyarada isku meel ayay uga soo wada jeesan doonaan arinkaan mana aqoon san doonaan

Ugu dambeyntii ayaa waxaa beesha dacfaraad loogu baaqay ineey shir deg deg ah isugu yimaadaan maadaama eey jirto kala qeyb sanaan iyo kala shaki soo kala dhex galay howl wadeenada iyo bulshadii rayidka aheyd ee la doonayay ineey ka arimiyaan soo doorashada kursiga xildhibaanimo ee beesha

wabilaahi toowfiiq

Odayaasha beesha Dacfaraad ee Soomaaliya

By Wararka Maanta Soomaaliya Posted in Home

ERGOOYINKA BEESHA TUNI DACFARAAD OO WADA TASHI LA’ AAN LAGU SOO XULAY LIISKOODA

 

wariye Abukar-Muqdisho

wax garadka beesha Tuni dacfaraad ee kusugan magaalada muqdisho ayaa waxeey noo soo gudbiyeen in wada  tashi la aan lagu qoray ergooyinka beesha dacfaraad ee noqon doono kuwa dooran doono kursiga xildhibaanimo ee beesha dacfaraad

14469503_1197086660353034_1172013773660972522_n

Waxaa jirta in suuq mugdi ah lagu qoray ilaa 50 qofood oo la sheegay in aan lagaraneyn cida eey yihiin kuwaasoo laga soo aruuriyay suuqa

Sidoo kale ayaa cida arimhaan maamuleysa lagu eedeynayaa cadaalo darada  uu isaga indho laabtay lagana doonayay inuu si xil kasnimo ah usaxo qaabka lagu soo qoray dadkaan taasoo ah arin aan marnaba la aqbali Karin

Dad badan oo ka tirsan beesha dacfaraad ayaa waxeey si aad ah u dhaliileen qaabka loo wado in loo soo xulo ergooyinka  sedexda kuraas ee beesha TUNI

Wax garad iyo aqoon yahano ka soo jeedo beesha dacfaraad ayaa waxeey mar labaad iyo mar sedexaad dhaliileen arintaan waxeyna suldaanka guud usoo jeediyeen in arintaan wax laga qabto  eeyna noqoto arin laga wada tashaday oo la isku waafaqsan yahay

Beesha dacfaraad marnaba ma aqoon san doonto cid kastoo kursiga xildhibaanimo kusoo gasho si mugdi ah oo musuq maasuq ah dhamaan odayaashaa iyo dhalinyarada isku meel ayay uga soo wada jeesan doonaan arinkaan mana aqoon san doonaan

Ugu dambeyntii ayaa waxaa beesha dacfaraad loogu baaqay ineey shir deg deg ah isugu yimaadaan maadaama eey jirto kala qeyb sanaan iyo kala shaki soo kala dhex galay howl wadeenada iyo bulshadii rayidka aheyd ee la doonayay ineey ka arimiyaan soo doorashada kursiga xildhibaanimo ee beesha

wabilaahi toowfiiq

Odayaasha beesha Dacfaraad ee Soomaaliya

 

 

By Wararka Maanta Soomaaliya Posted in Home

Qormadii DONALD KIPKORIR dhulka Soomaaliyeedna Kenya iyo Itoobiya u kala qeybiyay oo Af-Soomaali ah

By Aden Colujoog

36756007-1.jpg

Dhamaan dadka Soomaaliyeed meel ay joogaanba waxaan ku salaamayaa salaanta islaamka, Asalaamu Caleykum Waraxma tulaahi wa barakaatuhu, bacda salaam, codsi iiga yimid qaar ka mid ah asxaabteyda iyo kuwo ku xiran qoraaladeyda awgood, waxaan halkaan kusoo gudbinayaa qoraal aan turjumay, kaasoo ah mid horay dadka Soomaaliyeed ee akhristay iyo intii maqashayba si weyn uga careysiiyay.

Qoraalkaas oo uu cinwaankiisu ahaa “Why Kenya and Ethiopia ought to annex and divide Somalia?“, ayaa waxaa sanaddii 2008 qoray qoraa Keenyaan oo la yiraahdo Donald Kibkorir, kaasoo kusoo baxay bogga hore ee jariidadda Daily Naiton ee dalka Kenya.

Qoraalkaas oo dhan markii laga eego qowmiyadda umadda Soomaaliyeed meel ay joogtaba si weyn loogu gafay, ayaa haddana dhanka kale sida aad hoos ku arki doontaanba waxuu qoraagu horay usii odorosay in ay Kenya iyo Itoobiya waajib ku tahay in dhulka beylahda ah ee Soomaaliyeed oo aanay jirin cid ka hor taagan ay qeybsadaan kuna kala darsadaan dalalkooda.

Waxba yaanan hadalka ku dheeraane, waa kuwaan hoose qoraalkaas oo aan turjumay iyo asaga oo Ingiriis ku qoran ee kii aad rabto kaga bogo nuxurka uu xambaarsanaa qoraalkaas jaa’ifada weyn xambaarsan, dadka Soomaaliyeedna ku tilmaamay in ay yihiin wax aan jirin oo u baahan in la qeybsado, dabadeedna masrax siyaasadeedka adduunka lagu matalo:


Bishii hore, Lehmans Brothers iyo Merrill Lych, bangiyadii maalgelinta ee adduunka ugu weynaa, ayaa noqday kuwo kacay, waxaana marqaati ka aheyn khal-khalkii dhaqaale ee ka dhacay caasimadaha reer galbeedka, ayada oo waxyaabihii caalamka ugu hadal haynta badnaana ay ahaayeen:
Sidii ay Washington u heli laheyd samato-bixinta bangiyada kacay, 50 nin oo shufto arxan laawe-yaal hubeysan ah oo qaarka sare qaawaan, oo saran doonyo uusan sameyskoodu fiicneyn ayaa xeebaha Soomaaliya ku qabsaday markab ay saran yihiin 33 taangi oo noocoodu yahay T-72, gantaalada garbaha laga rido iyo qoryaha lidka  diyaaradaha.  Kaddib markii aan arkay qabsashadii markabkii MV Faina iyo  wadahadaladii istaagay ee maraakiibtii dagaalka ee Mareykanka iyo Ruushka ee ku hareereysnaa ayaa waxaan ku fekeray laga yaabee in la joogo waqtigii mushkiladda Soomaaliya xal waara laga gaari lahaa. Ilaa iyo sanaddii 1960, wadanku waxuu ahaa mid fawdo ah oo guri u ah argagixisada iyo burcad badeedka. Burcad badeedku waxay noo sheegeen in hubka ay qabsadeen ee khalkhalka iyo jahawareerka ku abuuray Washington in uu ku socday, Nairobi iyo Khartuum.  Hadday run tahay meesha hubka loo siday in ay tahay Koofurta Suudaan, sida ay sheegeen, waxaan la meel taaganahay markii ugu horeysay go’aanka ay qaadatay xukuumadda Kibaki.

 

Anigu waxaan taageere u ahay qorshaha siyaasadda arrimaha dibadda xataa haddii uu naga horkeenayo wadamada aan cadowga nahay ee ku kaca falalka sheydaanimo ee ay xukuman kaligood taliye-yaasha sida Khartuum. In la caawiyo dowladda Koofurta Suudaan ee aan qorshaha fog ka leenahay waa lagama maarmaan, in aan sidaas yeelnana ka xishoon meyno.

Runta jirtaaye waxay tahay, maadaama aan nahay xulufada reer Galbeedka, Kenya waxay cadow ku tahay wadamada Carabta oo ay Suudaan ku jirto. Haddaba in la’isku balaariyo Soomaaliya waxay ka mid tahay qorshe daneedkeena, waana in aan sidaas yeelno hadda inta uu socdo bur-burka dhaqaale ee ay indhaha adduunka naga sii jeedaan.

Soomaaliya waxay dal ahaan un uga muuqataa maabka adduunka, waana dal fashilmay. Waa dal u kala jajabay unugyo badan oo ay tiiba iskeed u madax banaan tahay iyo jifo-jifo.   Xubnaha 90-ka ah ee uu golahooda howl-wadeenada ka kooban yahay waxay astaan u tahay tirada unugyada rasmiga ah. Wadankaan Geeska Afrika malahan dowlad shaqeysa. Waxa loogu yeero dowladda ku meel gaarka ah ee uu hogaaminayo Cabdulaahi Yuusuf Axmed, waxay xabsi ahaan ugu jiraan ayaga oo dhiban dhismaha madaxtooyada.  Ma jiro ciidan taagan iyo mid fadhiya iyo nidaam xeer ilaaineed toona.

Arrinta marka dhan walba laga eego, Soomaaliya waa god modow marka la eego xeerka caalamiga ah.  Marka la raaciyo Afganistaan iyo bakistaan, dhamaantood waxaa loo yaqaan dhulka tababarada iyo gabaadka argagixisada caalamiga ah. Kenya waxuu dhib weyn kasoo gaaray falalka argagixiso-nimda, taasoo u hor seeday in ay qarka u fuusho bur-bur ku yimaada ilaha dhaqaale ee dalxiiskeeda.

Ma awoodi karno in aan mar kale wajahno weerar sidaas oo kale ah. Waxaan leenahay awood aan ku hormarino dalxiiskeena si aan ula tartano, haddiiba aanan ka dheereyneyn dalalka Masar iyo Koofur Afrika.  Laakiin sidaas ma sameyn karno haddii ay Soomaaliya sii ahaato dowlad la’aan. Soomaaliya waxay daris yihiin dalalka Kenya, Itoobiya iyo Jabuuti. Waa run, in ay Itoobiya iyo Kenya kaliya yihiin kuwa danaha gaarka ah ka leh Soomaaliya.

Jabuuti wali waxay ku nooshay noolal badwi ah, waana xarun un wax lagu keydiyo ama laga dhoofiyo oo aanan xataa awoodi karin in ay biyo siiso dadkeeda oo gaaraha 600,000 oo qof, kuwaasoo lagu qasbay in ay cabaan biyo Faransiiska laga keenay ama Kooka Koola.  Haddaba, Jabuuti waxay banaanka ka tahay baaritaanka loogu jiro sidii xal waaraa looga gaari lahaa mushkiladda Soomaaliya.

Kenya iyo Itoobiya waa in ay kala gooyaan Soomaaliya oo ay kala qeybsadaan, ayada oo ay qeybtana ka bilaabmeyso loolka darajada 4 halka uu ka gooyo, ayada oo uu dal walbana qaadanayo dhulka loolkaas ka sareeya ama ka hooseeya. Qeybtu waxay labada wadanba ku kordhineysaa dhulkooda qiyaastii 300,000 sq km iyo dad ay tiradoodu gaareyso shan milyan.

Markii ay Kenya iyo Itoobiya u diraan ciidamadooda wada socda Soomaaliya oo ay ku dhawaaqaan isbalaarintooda, waxaan ku matali doonaa dunida, xaalkuna waxuu noqon doonaa mid dhamaaday oo aanan dib looga wada hadli doonin. Sanadkii 1845, dalka Ameerika waxuu isku balaariyay oo uu dhulkiisa ku darsaday gobolka Texas oo uu ka boobay dalka Mexico.

waxaana lagu qasbay sharci dejiye-yaashii gobolka Texas in ay sharciyeeyaan oo ay aqbalaan sharciga cusub ee gobolka lala wareegay. Isku fidintaas iyo ku darsashadaas gobolka Texas ilaa iyo manta waa jiraa oo waa dhaqan galay, si aad si fiican arrinka ugu sii fahanto, madaxweyne George W. Bush waxuu ku faraxsan yahay in uu yahay nin u dhashay kana soo jeeda gobolka Texas.

Kenya iyo Itoobiya, markay sharci dejie-yaasha Soomaalida ogolaadaan oo ay meel mariyaan qeybta dalkooda iyo sida aan dalalkeena ugu kala darsanay, isbalaarintu wayba dhaqan gashay.  Mar kastaba, inta badan, haddii aanay mar walba aheyn, sharci dejiyeyaasha Soomaalida waxay joogaan Nairobi.

Waxaan isugu geyneynaa mid ka mid ah Hoteeladeena waxaana u qeybineynaa sharcigii lagu kala qeybiyay dalkooda.  Markii ciidamadii huwanta ay Jarmalka ka xoreeyeen Fuhrer Adolf Hitler, waxay u direen sharcigii Berlin. Qarashka nooga baxayo isku fidinta Soomaaliya waxaa laga bixin doonaa Muqdishu.  Sida la ogyahay, Soomaaliya waxaa dhex ceegaaga saliid fara badan, gaas dabeeci ah, macaadinta uranium-ka iyo iron ore.

Wax yar kaddib un markaan isfidino, waxaan macsuumi doonaa saaxiibadeena aan isku ujeedada nahay ee wadamada dibadda (fadlan, maya china) in ay yimaadaan oo ay qeyraadka noo soo bixiyaan. Keenyaatigu waa in ay ogaadaan, in kasta oo ay Soomaaliya tahay dal bur-burburay ama fashilmay, haddana waxaa jira meelo ay ku fiican yihiin oo soo jiidasho leh.

Ayaga oo aanan laheyn hanaan dhaqaale oo degsan, haddana marka la xisaabiyo dakhliga guud ee dalkooda (its gross national income per capita is) waa US$600 (Sh40,000), halka uu kaayagana ka yahay $550 (Sh36,800).  Jaamacadahooda oo aanan qarash loogu tala galay laheyn ee ay mileeshiyooyinka hubeysan waardiyeen, saddex ka mid ah waxay Afrika kaga jiraan 100-ka ugu horeeya.

Sharciga adduunka waxuu mamnuucayaa in ay dowladi xoog ku gasho xuduud uu dal leeyahay iyo kuwo siyaasad ahaan u madax banaan. Soomaaliya labadaas midna malahan. Laakiin, sharciga sidoo kale waxuu aqoonsanayaa in aan dib loo celin karin howl dhamaatay sida wadamadii ka go’ay USSR iyo Yugoslavia, iyo isku balaarintii ama isku fidintii gobolka Texas.

Qawaaniinta caalamiga way neceb tahay in dib loogu noqdo howl soo dhamaatay, waa haddii la rabo adduunku in uu hagaago. Hadaanan isku fidin Soomaaliya hadda, waxaan noqon doonaa kuwo uu dhib kasoo gaaro dowlad la’aantooda oo ay yada la degto, mana noqon doono kuwo gaara qorshaho siyaasadeedkooda arrimaha dibadda ee ay gobolka ka leeyihiin, ama hanashada goolka aan rabno in aan hiigsano sanada 2030. Waqtigii Soomaaliya la’isku fidin lahaa oo la kala qeybin lahaa waa hadda, haddii aan sidaas yeelnana, dowladaha Mareykanka iyo Ruushka aad bay raali uga noqon doonaan.

Waxaa turjumay:

ADEN COLUJOOG, 
adencolujoog@yahoo.com

aden4-356x450

——————————————————————————————————————————————


Why Kenya and Ethiopia ought to annex and divide Somalia?”
by DONALD KIPKORIR,  dkipkorir@ktk.co.ke
Friday, October 03, 2008.
kenya-ethiopia
By Wararka Maanta Soomaaliya Posted in Home

A sheep says a Somali adage sees the sky only when it is being slaughtered

 

somalia-spheres-of-influence-modified-by-abdishkur-jowhar-dec-2011.jpg

    1.  The objective of those who fund the Somali wars is not to rescue Somalis. It was, and remains to be, about limiting Alshabaab’s freedom of action, degrading its capacity and containing it progressively to smaller and smaller territory. The era of America’s great wars is over. This is the diktat of contracting economics of the time. Wars will now have to be fought cheaper and smarter; with the help of allies, with predator drones in the sky and expendable proxies on the ground. The strategy has succeeded beyond expectations in the Somali theatre. That the Somali people have become victims of a permanent war in the process is the collateral damage and truly unfortunate in the eyes of the funders. But it is neither here nor there. War is ugly. The weak perish in it

 2.    The Principle of IGAD in Somalia is not to recreate a Somali state (even a weak one, like the TFG); it is to prolong the state of disorder and chaos, to allow for the ripening of unclaimed real estate. IGAD’s ultimate purpose is not driven by the benevolence of a neighbour but by the base and more powerful human drives of greed and lust. I call a spade a spade: IGAD is primarily and almost exclusively driven by unstated yet obvious and macabre agenda of Kenya and Ethiopia. In this light Mogadishu is but a diversion and the TFG a sucker, a cover story, at best a patsy. To behold the stark reality as it stands on the ground look beyond Mogadishu.

 3.    Ethiopia and Kenya have finally stumbled upon and mastered the most important lesson about the Somali people; a lesson that the British, French and Italians found extremely handy in the Scramble for Africa a couple of centuries ago. Somalia is not a nation in crisis but a group of desperate wild tribes each entirely focused in a life and death struggle against the neighbouring tribe.

4.    Ethiopian and Kenyan states have mastered the Maxims that govern Somalia’s tribal society and they put it to effective use in the service of their strategic and national interest. These same maxims have been used by aid agencies to ensure their own safety in troubled spaces and it lead to the era of Somalia’s Warlords that peaked with Blackhawk down and Ethiopia’s 1st invasion of Somalia. The mafia, mercenaries and private contractors have all used the tribal maxims to get their way with the Somali people in pursuit of their own interest.

 

5.    Ethiopia and Kenya governments have taken their exploitation of the Somali tribe to an altogether different order of magnitude. So in the last 3-4 years the two countries have been busy scrambling for parts of the dead nation creating spheres of influences that will function as buffer zones now and as the seedlings for territorial exploitation or outright annexation when the time ripens. A sphere of influence is a form of imperial rule in which one nation claims parts of another less powerful nation as being vital to its interest and enforces its “rights” through the use of force, corruption, intimidation and other tools of extreme persuasion. The Sphere of influence as the reincarnation of imperialism in Somalia has the following characteristics:

6.    The creation of a series of subservient “state-lets” (Ximin iyo Xeeb, Dooxada, Cagaaran, Mareeg, Dhexe, Ceelbur, Galmudug, Azania) or shady movements (Raskambooni, Ahlu Sunna Wal Jama) based essentially on a local tribe headed by a cooperative native (Somali) who profits from the relationship; a state/movement that cannot exist without the open or hidden support of either Ethiopia or Kenya, that is independent even inimical to the Somalia state and that can act as vessel of legitimacy for the Tribal Armed Militia

7.    Armed Militia composed exclusively of members of one tribe. This is the central element of the spheres of influence that Kenya and Ethiopia have set up in Somalia. The reason d’être of this force is the survival of the tribe and the defeat of the enemy tribe. It is independent of the Somali state armed forces, controlled by Kenya or Ethiopia and absolutely essential for the continuation of the Somali chaos. Some people, in their extreme ignorance call these militias bottom up building blocks. In reality the name building blocks is nothing but the Orwellian language Ethiopia and Kenya use in securing funding from the UNPOS for their respective spheres of influence.

8.    An essential feature of the Somali Spheres of influence is the necessity of maintaining a weak, corrupt, divided, Somali state. Such an ineffectual state is necessary because it can be forced to change policy and personalities that conflict with the spheres of influence. It can be forced to cede territorial waters and to make other concessions. And most important such weakling of a state can provide an international cover of legitimacy as the Somali people are gradually stripped of their resources, their seas and finally their lands. The Road Map of Somalia (that has been created by IGAD) is essentially for the purpose of creating such a vassal state.

9.    The United Nations Political Office for Somalia (UNPOS) is not a friend of the Somali people and it is not the enemy of the Somali people either. It is a disinterested third party, populated as it is with interchangeable faceless bureaucrats, whose quintessence is self preservation through the process of writing voluminous reports, organizing empowering workshops and arranging Orwellian celebration days with illustrious titles (international Labour Day, mother’s day, anti oppression, anti-racism, anti sexism days ad ifinitum). Whatever harm or benefit that comes to the Somali people from the mechanizations of these gentlemen is secondary to its Kafkaesque process. The life and death of the leaders and foot soldiers of this organization is not dependent on developments in Somalia only their livelihoods do and that they guard like a lioness guards its cubs. The UNPOS is the senior and perfect partners to the globetrotting Somali speaking, Foreign Passport holding parasitic entity known as Diaspora Somalis. The two sides have produced the most corrupt set of circumstances known to man.

10.  The TFG is one of those mass delusions Somalis are prone to, for there remains many who, against all common sense and evidence, maintain there is a Somali government of some kind or the other working in this godforsaken hotel room or the other, paid for by the suitor of the day like any working girl in Craig’s List.

By Dr. Abdishakur Jowhar
Sunday, December 18, 2011

 

By Wararka Maanta Soomaaliya Posted in Home

ANNEXING, DIVIDING SOMALIA

Read The article written elsewhere by Donald Kipkorir

kenya-ethiopia

three are in Africa’s top 100. International law forbids the use of force by states against the territorial integrity and political independence of others. Somalia doesn’t have either. But the law also recognises irreversible processes like the extinction of states such as in the USSR, emergence of new states from former USSR and Yugoslavia, and annexations like that of Texas. International order hates reversing completed processes, more so if the world is a better place.

Lehmans Brothers and Merrill Lynch, the world’s foremost investment banks, went bankrupt and we witnessed the financial chaos in the western capitals. In the fog of international headlines on finding a financial bail-out in Washington, a rag-tag army of 50 semi-naked men on rickety boats captured a ship carrying 33 T-72 tanks, rocket-propelled grenades and anti-aircraft guns off the coast of Somalia.

The capture of MV Faina and the stalemated talks amid the surrounding American and Russian warships made me think that maybe this is the time to find a final solution to the Somali problem.

Since 1960, the country has been a lawless state that is a haven for terrorists and pirates. The pirates have told us the destination of the captured weaponry causing tension and panic in Washington, Nairobi and Khartoum. If it is true that the final consignee was the government of Southern Sudan, as they allege, I will be on the same page with the Kibaki government for the first time. I am a fervent supporter of a strategic foreign policy even if it attracts us enemies of such malevolent and despotic regimes as that of Khartoum. Supporting the Southern Sudan government is in our long-term strategic interest and we should not shy from it. The truth of the matter is that as a Western ally, Kenya is an existential enemy of Arab countries, Sudan included.

Annexing Somalia is thus in our strategic interest and we must do it now as the financial meltdown continues to take away the attention of the world. Somalia as a state exists only in world maps. It is a classic case of a failed state. It is a state dismembered into as many independent units as there are sub-clans. Its 90-strong cabinet is emblematic of the actual number of units. The Horn of Africa country has no functioning government. The so-called transitional federal government, led by Abdullahi Yusuf Ahmed, is confined to a shell-shocked presidential compound. There is no standing or even sitting army or judicial systems. By all accounts, Somalia is a black hole in international law. Together with Afghanistan and Pakistan they are known as the training grounds and refuge for international terrorism.

Kenya has been a victim of such terrorism, leading to near-destruction of its tourism industry. We cannot afford another such attack. We have the potential to develop our tourism to compete with, if not outpace, Egypt and South Africa. But we cannot do so if Somalia continues to be a non-state.
Somalia neighbours Kenya, Ethiopia and Djibouti. Of these, it is only Ethiopia and Kenya that have strategic interest in Somalia. Djibouti is a primitive entrepot that can’t even supply water to its 600,000 people, who are forced to drink that imported from France or Coca Cola. Therefore, Djibouti is out in the quest for the final solution to the Somali puzzle.

Kenya and Ethiopia must and ought to dismember Somalia and divide it between themselves along the 4 degrees latitude, each taking all the land below and above the line. The division will make both countries extend their territories by roughly 300,000sq km and additional populations of about five million.

Once Kenya and Ethiopia have sent their combined army to Somalia and declared the annexation, we will present to the world a fait accompli. In 1845, America annexed Texas from Mexico and forced the Texan legislature to pass a specific legislation stating that it accepted the annexation. The annexation has stood to date and, for good measure, President George W. Bush is a proud American Texan. For Kenya and Ethiopia, having the Somali legislature to endorse the annexation will be cake-walk. At any given time, most, if not all, Somali legislators are in Nairobi. We will have them convene in one of our hotels and to pass the appropriate statutes dividing their country. When the allied forces liberated Germany from Fuhrer Adolf Hitler, they sent the bill to Berlin. Our cost of annexing Somalia will be settled by Mogadishu. Somalia is known to have huge deposits of oil, natural gas, uranium and iron ore. Immediately after the annexation, we will invite our strategic foreign friends (not China please) to come and exploit the resources for us.

Kenyans ought to know that although Somalia is a failed state, its positive statistics are impressive. Without a structured economy, its gross national income per capita is US$600 (Sh40,000), when ours is $550 (Sh36,800). Of its universities that operate without budgets and with armed militia guarding them, three are in Africa’s top 100. International law forbids the use of force by states against the territorial integrity and political independence of others. Somalia doesn’t have either. But the law also recognises irreversible processes like the extinction of states such as in the USSR, emergence of new states from former USSR and Yugoslavia, and annexations like that of Texas. International order hates reversing completed processes, more so if the world is a better place.

If we do not annex Somalia and now, we will be a victim of its failed status and pulled down by it. We will not be able to achieve our strategic foreign policy in the region, or attain the Vision 2030 goal. The time to annex and dismember Somalia is now; Washington and Moscow will be grateful.

DONALD B. KIPKORIR holds a Bachelor of Laws, LL.B (Hons) Degree from the University of Nairobi and a Postgraduate Diploma from the Kenya School of Law. He is an Advocate of the High Court of Kenya (admitted in 1992), with wide experience in Commercial Litigation, Insurance Claims, Advertising Law, Defamation, Debt Recovery and White-collar Crime law, Copyright, Trademark and Patent law. He is also a member of the Law Society of Kenya and a former member of its council. He has served as a Director in Kenya Post Office Savings Bank (Postbank).

 

By Wararka Maanta Soomaaliya Posted in Home