MAAXWEYNAHA SOOMAALIYA XASAN SHEIKH MAXAMUUD OO LAGU EEDEEYAY UXAGLIN BEESHA HABARGIR EE DAGAALKA KA WADA GOBOLKA SH/HOOSE

MADAXWEYNAHA DFS MUDANE XASAN SHEIKH MAXAMUUD AYAA SOO BOOQDAY GOBOLKA SH/HOOSE, IYADOO GOBOLKA UU DAGAALO KA SOCDAAN DHIIGNA LOOGA DAADINAAYO SHACABKA

CULUSOW

Madaxweynaha ayaa tuuto uso  gashtay in ciidamo gadoodsan uu niyada ugu soo deJiyo oo been usoo sheego.isagoo ka indha ka laabtay Gobolka Shabeelada Hoose iyo dhibaatooyinka lagu hayo dadka deegaanka Gobolkaas

xasan Sheikh Maxmuud ayaa waxeey shacabka deeganka Gobolka Shabeelada Hoose ka aaminsan yihiin inuu yahay nin Hawiye ah isla markaasna u xaglinaaya beeshiisa maadaama uu dulmigooda isaga aamuusay

Xasan Sheikh Maxamuud ayaa heysata dhibaatooyin siyaasadeed iyo jahwareer badan oo kaga imaanaya maamulada gobolada iyo beesha habar gidir oo  aan war ka maqlin

Degmada Marka ayaa waxaa ka socda dagaalo u dhaxeeya beelaha Hawiye iyo beehsa biimaal, dagaladaan oo salka kuhayo sheegashada deegaano iyo dhul beereedyo

shacabka degan gobolka ayaa waxeey baaq udireen madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxmuud baaqaasoo sidaan u qornaa

Mudane madaxweyne waxaan kugu imtixaameynaa si aan u ogaano in aad madaxweyne u tahay Soomaaliya oo dhan iyo in kale in aad dhibaatada dadkeena iyo degaankeena eey ku hayaan beelo ku dher labisan magacaaga Dowladnimo in aad si deg deg ah wax uga qabato

Maxdaxweyne anagoo og inaad afka ka xiratay inaad wax ka qabato dhibaatada iyo dhiiga daadanayaa ee gobolka shabeelada hoose ayaan mar labadaad waxaan kugu dhaliileynaa kuuna aragnaa inaad tahay nin xaga qabyaalada eey kuweyn tahay ama jecel in gobolka shabeelada hoose eey beesha hawiye si xoog ah isaga  sii heysato

Deegaanka Marka

Madaxweynaha ayaa waxaa lagu lagu dhaliilayaa inuu isaga aamusay dhiiga ku daadanaaya Gob

UAE DONATES ARMOURED VEHICLES AND AN UNIDENTIFIED ITEMS TO JUBBALAND INTERIM ADMINISTRATION IN SOMALIA

The government of the United Arab Emirates (UAE) has donated dozens of armoured vehicles to the interim regional administration of Jubba regions, Interim leader of Jubba administration Ahmed Mohamed Islam received the military hardware aid in the port town of Kismayo, which is also the capital of the administration. Part of the aid is also unarmoured Toyota/Land Cruiser-type vehicles and unidentified items

2015525635681524820983500IMG_11432015525635681524820983500IMG_1143

This is Violation to the United Nations Resolution of Army Embargo in Somalia as this will increase tensions amongst the clan political power struggling in Southern Somali disputed regions and it will also endanger the peace initiatives in these regions
The jubba Interim administration has not been unanimously elected by the aboriginal and inhabitants of Lower/ middle juba and Gedo regions

As a Human Rights defender and peace promoter in Somalia, I would request that this massages to be inter nationality known to all concerned UN body

The Somali Government has not talked about this as there is a political tension between the Somali Federal parliamentarians who oppose the recent Interim Jubba parliament formation and the Interim Jubba Leader (Ahmed Mohamed Islam the Chairman of Raskamboni movement. On 15 May 2013), he was elected by his own clan as president of Somalia’s southern Jubba regions which was violations and inconsistent against the Somali Federal Constitution

As a Human Rights defender and peace promoter I would advice that not to be allowed to any Regional leader to bring army or military equipment into the Lower/Middle and Gedo disputed Regions
Human Rights Defender and Peace Promoter in Southern Somali Regions
CURRENTLY BASED IN LONDON

ENDANGERING THE PEACE INITIATIVE IN SOUTHERN SOMALI REGIONS

UAE DONATES ARMOURED AND UNARMOURED VEHICLES TO JUBBALAND INTERIM ADMINISTRATION IN SOMALIA

2015525635681524820983500IMG_1143

The government of the United Arab Emirates (UAE) has donated dozens of armoured vehicles to the interim regional administration of Jubba regions, Interim leader of Jubba administration Ahmed Mohamed Islam received the military hardware aid in the port town of Kismayo, which is also the capital of the administration. Part of the aid is also unarmoured Toyota/Land Cruiser-type vehicles and unidentified items

This is Violation to the United Nations Resolution of Army Embargo in Somalia as this will increase tensions amongst the clan political power struggling in Southern Somali disputed regions and it will also endanger the peace initiatives in these regions
The jubba Interim administration has not been unanimously elected by the aboriginal and inhabitants of Lower/ middle juba and Gedo regions

As a Human Rights defender and peace promoter in Somalia, I would request that this massages to be inter nationality known to all concerned UN body

The Somali Government has not talked about this as there is a political tension between the Somali Federal parliamentarians who oppose the recent Interim Jubba parliament formation and the Interim Jubba Leader (Ahmed Mohamed Islam the Chairman of Raskamboni movement. On 15 May 2013), he was elected by his own clan as president of Somalia’s southern Jubba regions which was violations and inconsistent against the Somali Federal Constitution

As a Human Rights defender and peace promoter I would advice that not to be allowed to any Regional leader to bring army or military equipment into the Lower/Middle and Gedo disputed Regions
Human Rights Defender and Peace Promoter in Southern Somali Regions
CURRENTLY BASED IN LONDON

MAAMULKA JUBBALAND OO LAGU EEDEEYAY HURINTA COLAADAHA GOBOLADA JUBOOYINKA

Maamulka KMG ee Jubbaland ayaa lasoo dagay gaadiid dagaal oo casri ah, kaa oo ay ugu deeqday dowladda Imaaraadka Carabta.
2015525635681524820983500IMG_1143
Madaxweeynaha Mamulka Jubbaland Axmed max’ed Islaam (Axmed madoobe) iyo kuxigeenka Mudane C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa booqday dekedda Kismaayo halkaasoo lagu dajinayay gaadiidka ay ku deeqday dowladda Imaaraadka.
Arintaan ayaa waxeey ka hor imaaneysaa qodobadii cunaqabateynka hubka ee saarnaa Soomaaliya waxeey soo kordhineysaa kala shakiga u dhaxeeya qabaa’iiladii ku dagaalamayey gobolada jubooyinka taasoo sii hor seedi karta isu hub aruursi ka bilaawda gobolada jubooyinka
Maadaamada maamulka jubooyinka uu sharci daro ku dhisman isla markaasna eey jiraan cabashooyin ka imaanaya qabiilooyin fara badan oo degan gobolada jubooyinka waxaa suura gal ah in hubka uu maamulka jubaland lasoo degay sii horseedi doono caqabado ku yimaada nabad gelyada goboladaas
Aqoonyahano kasoo jeedo gobolada jubooyinka ayaa waxeey wadaan ineey qoraal deg deg ah ugudbiyaan UN SECURITY COUNCIL si eey uga dhaadhacsiiyaan in hubka eey lasoo degeen maamulka jublanad uu qatar gelinkaro horumarka arimaha nabada iyo dib-uhishiisinta ee gobolada jubooyinka iyo guud ahaan dalka Soomaaliya

CIIDAMADA KENYA OO SI SHARCI DARRO AH KISMAAYO UGA DHOOFIYA DHUXUL

Baraaweland News-Kismaayo

Qaramada Midoobay ayaa soo saartay warbixin cusub oo ku saabsan ciidamada AMISOM ee ka socda dalka Kenya kuna eedeyneysa inay magaalada Kismaayo ka dhoofiyaan dhuxul sharci darro ah.

Warbixinta Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in dhuxul qiimaheedu gaarayo 22-Milyan oo shilinka Kenya ah, taasi oo ciidamada Kenya ee ku sugan gobolada Jubbooyinka ay gacan ka geysteen dhoofinteeda.

SOLD-500x280

Wararka ayaa intaasi ku daraya in dhaqaalaha laga helay dhoofinta dhuxusha ee magaalada Kismaayo ay kala qeybsadeen ciidamada Kenya iyo maamulka Axmed Madoobe hoggaamiyo.

Warbixinta Qaramada Midoobay ayaa waxaa soo saaray guddi qaabilsan dabagalka waxyaabaha kontorobaanka ah.

Dhinaca kale ma aha markii ugu horeysay oo ciidamada Kenya ku lug yeeshaan dhoofinta dhuxusha sida sharci darrada ah looga dhoofinayo gobolada Jubbooyinka.

SOMALI OLYMPICS FOUNDER MR. ALI OMAR SHEEGOOW URGES THE SOMALI FEDERAL GOVERMENT TO FOSTER PEACE IN SOMALIA

Old enough, but still with full eagerness for sport in his mind, the founder of the National Olympic committee of Somalia Mr. Ali Omar Sheegow has called on the federal government of Somalia to prioritize sport as a peace building and public integration tool in the country where sport had played a key role in peace promotion through sports for peace programs for the past two decades of lawlessness and civil wars in the war-weary horn of African Nation.

Olfounder

Mr. Sheegow delivered the call during a high profile meeting with members from Somali Sporting family under the leadership of Somali NOC Secretary General Duran Ahmed Farah when they visited the veteran sporting leader at his home in the city of Manchester northwest of England over the weekend.

“I kindly thank you for travelling from so far distance to see me—your arrival here tonight clearly indicates that sport in Somalia is all about unity and that you still have more respect for the past leaders, I pray for you and I wish you very successful sport for peace in Somalia” the veteran leader told the visiting delegation which included former NOCSOM executive committee members, legends, fans and journalists.

“I am very happy with how Somali NOC and its member federations had worked to protect Somali Sport from collapse—I am aware that key volunteers including former leaders of Somali NOC and Somali football federation were killed in the country’s lawlessness, but however you faced hardships, I am delighted that due to your bravery and dedication sport in Somalia was still promoting” the founder of Somali Olympic committee Ali Omar Sheegow told the visiting officials over the weekend.
A minute of silence was observed in the memory of scores of sporting volunteers who were killed in Somalia since the country fell into anarchy in 1991.

For his part, Somali NOC secretary General Duran Ahmed Farah who was leading the NOCSOM delegation said that he took notes from the constructive ideas and suggestions by the Somali NOC founder promising that Somali NOC will apply the crucial suggestions in its future development programs.

“We came here with the knowledge of the NOCSOM president and executive committee members and we did so because of two reasons—in one respect it was to gather ideas and experience from the NOCSOM founder and the other objective was to visit him and learn about the current life of the veteran leader” said NOCSOM secretary General adding that more other visits will follow in the future.
Mr. Sheegow was one of 13 Somali young men who took over the Somali Sports administration from the Italian colonizers before independence: those included former Somali FA and NOCSOM president the late Farah Addo, Nur Hussein Abdi (Nur Jenyo) himself a former Somali FA president who died in exile in August 2007 and Current president of Somali Athletics Federation Prof Mohamed Ali Mohamed.

After Somalia fell into chaos Mr Sheegow fled to Italy to escape from civil wars in the country and he lived in the Italian capital of Rome for years, but he later moved to Manchester where he has been living for the past 5 years.

The veteran sporting leader said he would like to go back to the country to spend the rest of his life there, but still Somalia is a volatile territory the fact that Sheegow’s home village of Mareeg is still under the control of the notorious Al-Qaeda proxy militants of Al Shabab
Mr. Ali Omar Sheegoow was Born in the coastal village of Mareeg east of the country on 20th of July 1924, Mr. Ali Omar Sheegow founded the Somali Olympic committee on December 12 1959.
By Shafi’i Mohyaddin Abokar
CECAFA Media Committee Member

thumb.php

SOMALI OLYMPICS FOUNDER MR. ALI OMAR SHEEGOOW URGES THE SOMALI FEDERAL GOVERMENT TO FOSTER PEACE IN SOMALIA THROUGH SPORT

The veteran sporting leader said he would like to go back to the country to spend the rest of his life there, but still Somalia is a volatile territory the fact that Sheegow’s home village of Mareeg is still under the control of the notorious Al-Qaeda proxy militants of Al Shabab.

By Shafi’i Mohyaddin Abokar
 
CECAFA Media Committee Member
Born in the coastal village of Mareeg east of the country on 20th of July 1924, Mr. Ali Omar Sheegow founded the Somali Olympic committee on December 12 1959.

GUDOOMIYAHA AWDHEEGLE- 19 MEYDAD OO ASKARTA DOWLADDA AH AYAA MUQDISHU LOO QAADAY

Gudoomiyaha Awdheegle Maxamed Aweys ayaa qiray in Alshabaab ay dagaalkii maanta ku dileen  19 askari isla markaasina meydadkooda galabta loo qaaday magaalada Muqdishu. Gudoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay inay Alshabaab ka dileen 26 dagaalyahan taaso uu muuqaneysay mid Barobagaando dagaal ah.

awdheegle-marka-somalia+1152_12991923722-tpfil02aw-1381

Tirada Alshabaab ay sheegtay inay ka dishay ciidamada dowladda ayaa ahaa 25 askari, gudoomiye Aweys wuxuu qiray 19 askari in laga dilay dhankooda,  waxaa aad isugu dhow tirada Alshabaab sheegeen inay dolwladda ka dileen iyo inta uu qirtay Maxamed Aweys.

DAGAAL U DHEXEEYO MAAMULKA DEGMADA MARKA IYO MALEESHIYAAD HABARGIDIR AH OO KA BILAAWDAY MAGAALADA MARK

Baraaweland News-Marka

Dagaal culus ayaa xiligan ka soconayo bartamaha magaalada Marka oo u dhexeeyo ciidamada maamulka degmada Marka iyo maleeshiyaad Habargidir ah oo ka amar qaato kaabo mooryaanta Habargidir ee kala ah C/naasir Cabdi Caruush, Cali Nuure iyo Cabdull.

dagaal

Dagaalka ayaa xooggiisa xiligan ka soconayo xarumo hay’ado beeleedyo oo maalgelinayo maleeshiyaadka Habargidir oo ku yaalo magaalada Marka. Xarumaha hay’adaha COSV iyo SWISSO Kaalmo  ayaa noqday goobaha ay iska soo abaabulayaan maleeshiyaadka Habargidir ee uu ka shaqeyn la’yahay maamulka degmada Marka .

Sidoo kale goobaha uu dagaalka ka soconayo waxaa ka mid sarta Burcad Badeedda oo uu maleeshiyaad Habargidir ah soo dejiyey Cabdinaasir Cabdi Caruush.

Magaalada Marka ayaa laga dareemayaa barakac balaaran oo ay sameynayaan dadka shacabka ah iyagoo u barakacaayo tuulooyinka u dhow dhow magaalada.

Ilaa hadda tirada khasaaraha rasmi ah lama soo shegin, wixii war ah oo ka soo kordho dib ayaan idinkaga soo sheegi doonaa.